|

21 Sanno kadib iyo Bedelaada Lacagta Giinbaarta ee Shilling Somaliga oo ka socota Gobolka Sanaag {DAAWO}

Ceerigaabo 06.Sep 2013 (SDN)- Xarunta Gobolka  Sanaag ee Ceerigaabo ayaa waxa si Habsami leh uga Socda Maalintii labaad dhaqangelinta iyo Bedelaada Lacagtii Giimbaarta ahayd ee hore uga shaqayn jirtay Gobolkaas,Isla markaana dhibaato baaxad leh ku haysay Gobolkaas.

lacag (22)Waxa dadweynaha loogu bedalayaa lacagta shilinka Somaliland oo la qiimo ah ta dollarka Tusaale ahaan halka Dollar hadii uu Marayo 6500 oo Shiling Somaliland waxaa qofka loogu bedelayaa Qiimahas , sariflayaasha magaaladda, ganacsatadda iyo guud ahaan dadweynaha Gobolka Sanaag ayaa tallaabadan si weyn u soo dhaweeyay.

 

 

Ceerigaabo SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed