Warbixin lagu laalay tii kooxda dabagalka ee Qaramada Midoobay iyo dareenka Madaxweynaha Somalia
Muqdisho 06.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynah
Madaxweynaha ayaa sheegay in uu soo dhoweynayo warbixinta, isla markaana uu dalbanayo in la sameeyo baaritaan dheeri ah si loo helo caddeymo buuxo.
Warbixinta ayaa lagu sheegay in ay hay’adaha raaceen habka xaqiiqa raadinta ah ee Qaramada Midoobay u degsan iyo nidaamka caalamiga ah ee loo maro baarista, dabagalka iyo wareysiyada.
Warbixinta ayaa looga codsaday Qaramada Midoobay inay baaritaan ku samayso warbixintii kooxda dabagalka cunnaqabataynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo Eritrea.
Muqdisho SDN.
Qurbejoog.com