|

Tacsi ku Socota Weriye Khadar Maxamed Cakule oo aabihii Maanta Hargaysa ku Geeriyooday

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane C/Waaxid C/Qaadir C/Raxmaan, Agaasimaha Guud ee wasaaradda warfaafinta Mudane C/Rashiid Jibriil Yuusuf, Guddoomiyaha DAWAN Media Group Maxamed Cismaan Mirre, Tifaftiraha Guud ee Wargeyska DAWAN Cumar Maxamed Faarax, Agaasimaha Radio Hargeysa Siciid Aadan Cigge, Faysal Cabdilaahi Cabdalle, Axmed Cali Wacays, Yuusuf Maxamed Ismaaciil, Cali Axmed Cawaalle (Caano-dhame), Guddoomiyaha Wakaaladda wararka ee SOLNA Axmed Ismaaciil Xuseen (Cirro), Madaxa Xafiiska Online-ka ee wakaaladda wararka Safiya Cali Yuusuf. Madaxa maamulka iyo xisaabadka ee DAWAN Deeqa Axmed Cabdilaahi.

 

Dhammaan masuuliyiintaasi waxay tacsi u dirayaan qoyska qaraabadda iyo axsaabtii uu ka baxay ALLE ha u naxariistee Marxuum-Maxamed Cakuulle  Axmed oo 04/09/2013 ku geeriyooday magaaladda Hargeysa, waxaanay leeyihiin ILAAHAY Marxuumka naxariistii jano ha ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan ha ka siiyo.

 

AAMIIN   AAMIIN    AAMIIN  

Comments are closed