“Indhaha caafimaadka qabaana way arkaan kuwa bukana waxaanu leenahay ilaahay shuushka ha ka qaado” Wasiirka Duulista {DHAGAYSO}
Hargaysa 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Md Maxamud Xaashi cabdi ayaa maanta warbaahinta u soo bandhigay diyaaradii ugu weynayd ee soo fadhiisata madaarka caasimadda hargaysa muddo 58 sanadood ah ka dib.
Dayuuradan oo nooceedu yahay 737 oo ay leedahay shirkadda Ethiopian Airline oo maanta soo fadhiisatay garoonka Egal intranational Airport ee magaalada Hargaysa Waxaana iska leh Shirkada Itoobiya Airline,Markii ay diyaaradani soo caga dhigatay madaarka waxaa Warbaahinta la hadlay wasiirka duulista iyo hawada iyo Cabtanka diyaaradaasi waday.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WasiirHaashi01.mp3″]
Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Hadalka Wasiirka
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com