|

DHEGEYSO:Wareysi aanu la yeelanay Guddoomiyaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga

Cerigaabo Sept 01,2013(SDN)-Guddoomiyaha laamaha baanka somaliland ee laamaha barigu waxa uu tilmaamay inay ku hallan yihiin sidii ay dadka reer sanaag uga beddeli llahaayeen lacagta giimbaarta ah oo dhaqaale burbur badan ku haysa, waxana uu sheega inay haatan dardar gelinayaan qorshe hufan oo lacagtaas gobalka lagaga sifaynayo, isagoo tilmaamay inay jiraan caqabado badan oo ku xeerani.
Caqabadda ugu weyn ee jirta ayuu maamuluhu ku sheegay in ganacsida iyo nolosha dadka reer ceerigaabo boqolkiiba boqol ku xidhan tahay meelo ka baxsan somaliland oo ay ugu horrayso magaalada Boosaaso, taas oo caqabad ku ah beddelaadda lacagtaas.HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/baanka.MP3″]

HALKAN GUJI OO MOBILKA KA DHEGEYSO WAREYSIGA GUDDOOMIYAHA

Comments are closed