Ucid:(Macnayn war-saxaafadeed Hore)
JAMHUURIYADDA SOMALILAND
REPUBLIC OF SOMALILAND
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka
UCID
Justice and Welfare Party
حزب العداله والرأفة
REF/UCID /31/8/2013
War Saxaafadeed
UjeedO/SiXiD
Waxaanu Macneynaa War Saxaafadeed maanta ka soo baxay Xafiiska Xoghayaha G.Dhexe Ee Xisbiga Ucid kaas oo Warbaahinta Qaarkood u Turjumeen Si khaldan
War Saxaafadeedka ayaa macnahiisu ahaa in Shirkii is Xogo-gaalnimo Waraysiga Ahaa ee Gudida Fulintu Wiigiiba Mar Shiri Jireen,Golaha Dhexena bishiiba Mar Shiri jireen
Ayaa Shir Maanta ay isugu Yimaadeen Haweenka,Xubno ka mid ah G.dhexe iyo Qaar ka mid ah G.Fulintu waxaa ay soo jeediyeen Halkii Bishiiba mar laysaga iman jirey in laga dhig bishiiba Laba jeer
Sidaa awgeed waxaanu marlabaad cadeyneynaa in aaney jirin KALFADHI laysugu imanayo September 15 keeda balse uu yahey shirkii u Caadada ahaa Xisbiga Ucid ee G.Fulinta iyo G.dhexe inta ka soo qayb gasha
Xoghayaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Ucid
Md Xasan Cismaan Aaden ( Sabce )
Somalidiasporanews.com
Contact@somalidiasporanews.com