Xukuumada Axmed Siilaanyo oo kolba mashruuca ay isku qaado guul daro ka soo hoysa(WARBIXIN)
Hargeysa Aug 11,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland EE uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa mudadii uu xilka hayay tiraba Waxa uu dhawr jeer isku deyay in uu wax ka bedel Ku sameeyo nidaamka dawladeed ee Somaliland.
Madaxweyyne Axmed Siilaanyo ayaa xukuumadisu isku deyday in ay wax ka bedel Ku sameyso nidaamka axsaabta ee dalaka.
Siyaasadii arimha dibedda ee dalka,khaasasatan siyaasada Somaliland ee Ku wejahan Soomaaliya.
Xukuumada Axmed Siilaanyo wax ay isku deyday in ay Shaqaalha dalka tayeyso oo ay imtixaan mariso.
Xukuumada Axmed Siilaanyo Waxa ay doontay in ay kor u qaado xiriika beesha caalamka aanu la wadaagno.
Xukuumadu Wada ay damacday in ay derejo siiso ciiqamada dalaka oo mudadii dalku dib ula soo noqday xoriyada san laheyn wax nidaam ah.
Intaba waa ay Ku guul dareysatay xukuumada uu hogaamiyo Axmed Siilaanyo.
Shaqaalihii,ciidamadii,axsaabtii intuba Wada ay sheegeen in nidaam qabyaaladeysan loogu Kala eexday.
Habeyntii ay xukuumado shegeysay ayaa noqday uun mid loofu Kala eexday umadd nidaam hire u wad harsan jiray.
wadahadalo ay xukuumadu sheegtay in ay Soomaaliya la geleyso ayaa noqday qaar u dhexeeya madaxtooyada iyo Soomaaliya.
Meyd lee u denbeeyay ayaa la yidhaa kaa la sii sido,derejada ciidamada ayaa haatana noqotay tilaabadii u denbeysay ee ay xukuumada Axmed Siilaanyo shacabka la hortimaado,tiina wataa durba qeylada yeedheysa sad Wada maqleysaan.
SDN-Hargeysa
contact@somalidiasporanews.com