|

Dhacdo Naxdin leh oo Abwaan Hadraawi ku Qabsatay Xeebta Batalaale ee Berbera {DHAGAYSO}

Hargaysa 17.July 2015(SDN/QJ) Suugaantu Waa Hibo uu alle ku galaday in ka mid ah addoomihiisa waa deeq iyo dur dur aan go’ay isla markaana ay inoogu soo bandhigaan mahadhooyinka ay hal abuuradu la Kulmaan amase kuwa bay’adeena ku meersan .

Waa dareen iyo laxaw ay ku sawiraan wax kasta oo ay doonayaan inay inoo soo bandhigaan si aynu fal celin uga samayno .

Hadaba Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) ayaa Sheeko naxdin leh kala kulmay Xeebta batalaale ee magaalada Berbera,hal abuurku waxa uu si qiiro leh inoogu soo bandhigayaa dhacdadaas iyo wixii uu ka yidhi, Waa Nasashada Ciida iyo Qurbejoog.com

Halkan Guji si aad Sheekada Hadraawi Mobilkaaga uga dhagaysato
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BOODHARI.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed