|

“Arrimaha Dib u Hanashada dalka iyo Dhismaha Ciidanka ayaa Shirka Xoog loogaga hadlay” Xasan Sh,Maxamud {DHAGAYSO}

Muqdisho 05.Aug (SDN) Wafdigii uu hogaaminayay madaxweynaha soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda uga soo qeyb galay shirkii ay ka qeyb galayeen madaxada wadamada ciidamada ay ka joogaan soomaaliya.

Md.Xasan Sheekh Maxamud oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay Waxyaabihii uu kala Kulmay Shirkii uu kaga qayb galay Wadanka Uganda iyo Nuxurka Qodobada ka soo baxay ee Saamaynta ku leh arrimaha Somalia .
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xasankanbala5.mp3″]

Muqdisho SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed