Awaamiir uu Soo Saaray Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland {DHAGAYSO}
Hargaysa 01.Aug (SDN) Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mud, Cali maxamed Waran Cadde, ayaa soo saaray Degreeto Ku wajahan Dib u habaynta iyo Bilicda Magaalooyinka dalka.
Degreetadan Wasiirka arimaha Guduhu soo saaray ,waxa lagu socodsiiyey maayirada degmooyinka Hargeysa, Berbera, Boorame, Burco, Gabilay iyo Laas-caanood iyo dhammaan Gudoomiyayaasha Gobolada Degmooyinkaasi, Waxa Wasaarada arimaha Guduhu Ku faah-faah-faahisay sida aanay isu qabanayn Quruxda dhismayaasha magaalooyinka laga dhisay Iyo dhulka u dhexeeya Wajahada dhismayaashaasi iyo Laamiga hor mara.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/WARANKA(1).mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com