|

“Kama Qayb galayno Shir aanu daba fadhiisanayno Madaxweynaha Somalia” Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

Hargaysa 27.July (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Shacabka Somaliland uga Mahadceliyay Sidii Qiimaha Badnayd ee ay dalka ugu soo dhaweeyeen .

Wasiirka Cusub ee Amuuraha Dibadu Waxa uu intaas ku daray inuu Wada Shaqayn buuxda la yeelan doono Ururada Caalamiga ah iyo dalalka Caalamka gaar ahaan Wadamada deriska la ah Somaliland .

Wasiirka ayaa hadalkan ka Jeediyay Madal uu Maanta Xilka Wasaaradaasi Si rasmi ah ugula Wareegayay.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/biihi.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed