|

Magacyada iyo Da’da Maxaabiis Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan xabsi ku yaalla Mauritius.

MAXAAMauritius : 27-july-2013 – (SND)Hay’ad Xuquuqda Aadanaha qaabbilsan ayaa sheegtay in loo diiday in ay booqato 12 Soomaali ah oo ku xidhan Mauritius.

 

Dadkaas oo la eedeeyay, balse aan weli dembi lagu helin magacyadooda  iyo Da’dooda waxa ay kala yihiin sidatan:

 

1. Abdeoulkader Mohamed Ali, 22-sano jir .

 

2. Said Mohamed Hassan, 23-sano jira.

 

3. Ahmed Mohamed Ismael, 27-sano jir.

 

4. Shafi Mohamed Osman, 22-sano jir.

 

5. Hassan Salad Omar, 25-sano jir.

 

6. Said Omar Farah, 22-sano jir.

 

7. Mohamed Abdiahi Ahmed, 45-sano jir.

 

8. Ali Hassan Mohamed, 21-sano jir.

 

9. Abdi Mohamed Kidiye, 37-sano jir.

 

10. Abdi Ahmed Yussuf, 20-sano jir.

 

11. Abdillahi Mohamed Ahmed, 24-sano jir.

 

12. Mahad Mohamed Ibrahim. 21-sano jir.

 

Jasiiradan ayaa waxaa ay ka mid tahay wadamada ay midowga yurub heshiisyada kula galeen in lagu maxkamadeeyo Kooxaha Budhcad Badeedda Soomaalida marka gacanta lagu soo dhigo.

SOMALIDIASPORANEWS.COM

Comments are closed