|

WADOOYIN MUHIIM AH MAGAALADA MUQDISHO OO DIB LOO FURAY 20 SANO KADIB

Muqdisho July 27,2013(SDN)-Qaar ka mida wadooyinka Muqdisho oo xidhnaa mudadii dalku burburay ayaa dib loo furay maanta isla markaana aad loogu diirsaday.

Wadooyinkan Muqdisho ee xirnaa mudada dheer ayaa ahaa kuwa ugu caansan magaalada,DAAWO.

Comments are closed