|

Musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid abdi rashid xasan mataan oo waxba kama jiraan ka dhigay warar ay ka qoreen warbaahinta qaar isaga madaxweynaha xisbiga ucid jamaal ali xusein inay diidan yihiin midowga labada xisbi

Musharaxa madaxweyne ku xigenka xisbiga ucid abdi rashid xasan mataan oo  waxba kama jiraan ka dhigay warar ay ka qoreen warbaahinta qaar    isaga  madaxweynaha xisbiga ucid  jamaal ali xusein sidaas inay diidan yihiin midowga labada xisbi

(KampalaSDN)   Musharaxa madaxweyne ku xigeenka ayaa waxa uu noocadeyey  mar aanu la xidhiidhnay warar ay warbaahinta qaar qoreen oo uu dhigna sida tan .

 

Musharaxiinta  xisbiga ucid ee xilka madaxweyne iyo kuxigeenkiisa  oo ka soo horjeestay heshiis uu maanta guddomiyha xisbiga ucid la galay  xisbiga wadani iyo kala qaybsanaanta xisbiga ucid

 

 

Hadabo waxa uu musharaxa madaxweynaha ee xisbiga ucid Md Pro abdi rashid  xasan mataan uu noo  cadeeyey inaanu warkaasi sal iyo raad toona lahayn yahay na been abuur cada oo laga sameeyey isga iyo musharxa madaxweynaha waxbana kama jiraan ,warka ay qoreen warbaahinta aan dhowrayn sharafteeda iyo sumcadeedaba waana inay ka waantooban wararka aan sal iyo raadka toona lahayn ee aan lagaranayn meel ay ka soo xigteen.

 

Dhanka kale waxa uu si weyn uu cadeeyey inay aad iyo aad uu soo dhaweynayaan xidhiidhka  heshiiska ah ee dhex maray labada xisbi qaran ,inay wada shaqayn dhow yeeshan waa mid loo baahna ka xisbi ahaan waanu lasoconay soona  dhaweynayna ayuu hadalkiisi ku soo afmeeray mar uu waramayey  musharaxa madaxweyne ku xigeenka xisbiga ucid Md abdi rashid xasan mataan  shabakada somalidiasporanews .

 

 

khadarbitijoor@hotmail.com

 

+256791661106

 

OFFICE UGANDHA /KAMPALA

Comments are closed