|

75 Arday oo Shahaadada 2aad ee Master-Digriga ka Diyaariyey Culuunta Xidhiidhka Dublamaasiyada DAAWO

SHAHAADOHargaysa 28.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka JSL Md cabdiraxmaan Saylici ayaa ka qayb galay munaasabad ay jaamacadda hargaysa kaga qalin jebinayeen 75 arday oo shahaadada labaad ee Master Digriiga ku diyaariyey aqoonta Dublamaasiyada iyo xidhiidhka caalamiga ah.
Madasha Qallin Jebintan oo ka dhacday Xarunta Jaamacada Hargaysa Waxaa ka qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Qaranka,Mas’uuliyiin ka tirsan Golayaasha Qaranka Iyo Marti Sharaf kale.

Comments are closed