|

29 October Maalin Shacbiga Somaliland ugu Suntan arbacadii Madoobay Iyo Qaraxyadii Hargaysa {DHAGAYSO}

Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Waxaa laga Joogaa Shan Sanno oo Buuxa markii Maantoo kale oo Taariikhdu tahay 29.October in Caasimada Somaliland ee Hargaysa ay ka dhaceen Sadex Qarax oo argagixiso isla markaana lala beegsaday Xarumo Muhiim ah oo kala ah Qasriga Madaxtooyada,Xafiiska Itoobiya ay ku leedahay Hargaysa iyo Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNDP.

Sadexdaas Qarax oo ahaa kuwii ugu horeeyay ee Kooxaha argagixisada gaar ahaan Xarakada Al shabaab ay ka fuliso Somaliland ayaa Xusuus Mahadho leh ku reebay Quluubta Shacabka Somaliland .

Hadaba Shabakada Qurbejoog.com ayaa halkan idiinku soo Gudbinaysa barnaamij gaar ah oo ka Turjumaya dareenkii Qaraxyada, Dhimashadii iyo Dhaawicii ka dhashay.

Guji Halkan Si aad Mobilkaaga uga Dhagaysato Barnaamijkan

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/BarnnGaar2913.mp3″]

 

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed