Home » 8:38 pm
Entries posted on “December, 2024”
Hargeysa (QJ) – Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Tallaabo Ka Dhan Ah Dhaqdhaqaaqyo Khatarta Ku Ah Amniga, Aflagaadada Iyo Shirarka Qabaa’ilka. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayaa lagu yidhi, “Waxa la isla gartay in tallaabo sharciga waafaqsan laga qaado dadka ku baaqaya nabad-gelyo-darrada iyo cid kasta oo ku kacda falal wax u dhimaya nabadgelyada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Wuxuu Dowladda Soomaaliya si kulul u cambaareynayaa ugana soo horjeedaa xadgudubyada ay Dowladda Itoobiya ka geysaneyso gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo khalkhal gelinaya ammaanka iyo xasiloonida dalka. Falalkan ayaa ah kuwo xadgudub ku ah shuruucda caalamiga ah iyo madax-banaanida Soomaaliya, waxayna soo socdeen tan iyo markii ay Itoobiya isku dayday dhul balaarsi horraantii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismaayo (QJ) – Jubbaland ayaa sheegtay in shalay gelinkii dambe ay soo rideen diyaarad ku sii jeeday deegaanka Raas-kambooni ee gobolka Jubbada Hoose, taasi oo ka soo duushay magaalada Muqdisho. Sida lagu sheegay war ka soo baxay Jubbaland diyaaradan ayaa sahay u rarneyd ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ku sugan deegaanka Raas-kambooni, halkaasoo muddooyinkii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa December 07, 2024(QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye. Kulankan ayaa lagaga wada hadlay arrimo kala duwan oo la xidhiidha hawlaha xisbiga ee hadda iyo mustaqbalkaba. Madaxweynaha ayaa intii uu kulankaasi socday waxa uu si weyn ugu mahad-naqay Hoggaanka Xisbigu dedaalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza December 06, 2024(QJ) – Four doctors were killed at Kamal Adwan Hospital in besieged northern Gaza on Friday, after Israeli forces stormed the compound, killing and injuring dozens of people in surrounding areas, eyewitnesses told reporters. Israeli troops also forced healthcare workers and patients to leave the facility and destroyed critical medical supplies, according […]
Posted in news in English | Read More »
Addis Ababa December 06, 2024(QJ) – Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya, Nebiat Getachew, ayaa soo dhaweeyay wada hadal lagu xalinayo khilaafka kala dhaxeeya Soomaaliya. Nebiat Getachew ayaa taageeray qorshaha Kenya iyo Uganda ay ku dhexdhexaadinayaan muranka badda ee u dhaxeeya Itoobiya, Soomaaliya iyo Somaliland. Mar wax laga weydiiyay go’aanka dowladda Soomaaliya ay kaga saartay ciidamada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaaso December 06, 2024(QJ) Burcadbadeed hubeysan ayaa gacanta ku dhigay markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha, waxaana saarnaa 18-shaqaale ah, sida ay xaqiijiyeen ciidamada badda Midowga Yurub ee EUNAVFOR. Afduubka markabkan ayaa ka dhacay xeebaha waqooyi bari ee Puntland, taasoo muujineysa in ay dib u soo cusboonaatay dhaq dhaqaaqyada burcad badeeda ee xeebaha Puntland. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London December 06, 2024(QJ) – Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska, ayaa shaaca ka qaaday inay dib u soo celinayaan guddiyadii baarlamaanka ee hore u taageeri jiray qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland. Sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday wakaaladda wararka ee SOLNA oo soo xiganaysa qoraal uu ku baahiyey baraha bulshada Williamson, go’aankani waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza December 05, 2024(QJ) – The human rights organization Amnesty International concluded in a new report that Israel’s war in Gaza has reached the legal threshold of genocide. The report, published on Thursday, titled “You feel like you are human”: Israel’s Genocide against Palestinians in Gaza, marks the end of months of research by Amnesty, […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho December 05, 2024(QJ) – Dowladda Shiinaha ayaa ballan qaad weyn oo la xiriirta dhanka caafimaadka u sameysay dowladda Federaalka Soomaaliya kadib kulan maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa si gaar ah u dhexmaray Wasiirka Caafimaadka, Dr. Cali Xaaji Adam iyo Safiirka Shiinaha, Fei Shengchao, oo booqday xarunta Wasaaradda Caafimaadka. Kulankan oo ahaa mid […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »