Home » 6:45 am Entries posted on “December, 2024”

Soomaaliya iyo Itoobiya oo ka heshiiyay khilaaf u dhexeeyay labada dal

Ankara (QJ) – Shir dhexdhexaadin ah oo ka dhacay magaalada Ankara oo uu martigeliyay Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa la soo gaba gabeeyay, iyadoo Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ay goob joog ka ahaayeen. Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa waxaa laga soo saaray is afgarad ku saleysan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Dhexe oo ciidamadeedii ka saartay Raaskaambooni

Muqdisho (QJ) –  Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay iyadoo gudaneysa waajibka ka saaran ilaalinta nolosha shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ciidamada xoogga dalka, waxay fartay ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose in ay kala wareegaan ATMIS (AMISOM). lana xaqiijiyo ka bixitaankooda deegaanka. Go’aankan ayaa yimid kadib markii uu eedeymo uga yimid Axmed […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Erdoğan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya

ANKARA (QJ) – Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulamo gaar gaar ah la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed Cali, iyagoo dadaal xooggan u galay sidii loo fududeyn lahaa wada-hadallada labada dhinac. Kulankan ayaa waxaa ka dhashay codsi ka yimid Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo ka codsaday Madaxweyne Erdogan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

boqolaal ka tirsan ciidamada XDS ayaa isku dhiibay ciidamada Kenya

NAIROBI (QJ)- Sida lagu sheegay qoraal la soo dhigay bogga X ee Waaxda La-dagaalanka Argagaxisada Kenya, boqolaal ka tirsan ciidamada XDS ayaa isku soo dhiibay ciidamada Kenya. Askartan ayaa ka soo tallaabay xadka Ishakani, oo ah deegaan u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Askartan ayaa ka mid ahaa boqolaalkii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya todobaadyadii la soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Iran’s spiritual leader Ayatollah Ali Khamenei blames the US and Israel for what happened in Syria

TEHRAN (QJ) – In his first speech since the fall of Bashar al-Assad, Iran’s spiritual leader Ayatollah Ali Khamenei claimed that Tehran possesses “evidence” that “what happened in Syria resulted from a joint plan by the United States and the Zionist regime.” “Yes, a neighboring state to Syria played and is playing a clear role […]

Posted in news in English | Read More »

Xasan Sheekh oo Turkiga u dhoofay lana kulmaya Abiye Axmed

ANKARA (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada Ankara ee dalka Turkiga, kaddib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhiggiisa dalkaas Recep Tayyip Erdoğan. Dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga ayaa waday dadaalo iyo wada tashiyo lagu doonayo in xal loogu helo xiisada ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Presidential vote held peacefully after months of tensions and two-year delay, ICG report says

Hargeisa (Crises Group) – Peaceful, stable election raised hopes of improved domestic and international ties. Voting in 13 Nov concurrent presidential and political party polls occurred smoothly, with little reports of disruption. Electoral commission 19 Nov said opposition Waddani’s presidential candidate Abdirahman Irro defeated incumbent President Bihi, winning 64% of vote to Bihi’s 35%; Waddani, […]

Posted in news in English | Read More »

Shir loooga hadlahayay Warbaahinta oo Muqdisho lagu soo xiray

Muqdisho (QJ) – Shir labadii maalmood ee la soo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho ayaa waxaa diiradda lagu saarayay muhiimadda ay Soomaaliya u leedahay Istiraatiijiyad Warbaahineed iyo sidii loo mideyn lahaa fariimaha ka imaanaya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo qaban qaabisay shirka, waxaana ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jubaland oo beenisay in Itoobiya hub geysay Kismaayo

Kismaayo (QJ) – Jubaland ayaa ka jawaabtay eedeyntii uga timid dowladda Federaalka Soomaaliya, taasi oo ku saabsan in dowladda Itoobiya ay saanad ciidan iyo agab ciidan soo gaarsiisay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland, si ay u taageerto Axmed Madoobe. Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland, General Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal), ayaa ku gacan seyray […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Syrian Opposition ousts President Bashar Al-Asad

Damascus (QJ) –  The armed opposition forces in Syria have declared that President Bashar al-Assad’s 24-year rule has ended after they captured the capital, Damascus. Russia announced that al-Assad has left Syria and ordered a peaceful transfer of power, though his current whereabouts are unknown. The opposition groups have imposed a curfew in Damascus from […]

Posted in news in English | Read More »