Home » 8:46 pm
Entries posted on “December, 2024”
NY (QJ) – Kulan ay Jimcihii yeesheen Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu ansixiyay qaraar lagu kordhinayo cunaqabateynta ka dhanka ah Al-Shabaab ilaa 28-ka bisha Febraayo ee sanadka 2025-ka. Qaraarkan oo ay soo jeedisay Boqortooyada Ingiriisku, waxa si wada jir ah u ansixiyay 15-ka xubnood ee golahaas. Xubnaha golaha ayaa sheegay in ujeedka laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa xirtay in ka badan 12,000 oo Akoon oo Khawaarijta (erey inta badan lagu tilmaami jiray kooxaha xagjirka ah sida Al-Shabaab) ay ku faafin jireen warar been abuur ah oo ay dadka ku marin habaabiyaan. “NISA oo kaashanaysa Hay’adaha Dowladda Federaalka u qaabilsan Internet-ka iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha cusub ee Somaliland, H.E. C/raxmaan C/laahi Maxamed (Cirro), ayaa maanta ku dhawaaqay liiska Golaha Wasiirada cusub ee maamulkiisa, kadib wareegto uu soo saaray. Xubnaha golaha wasiirada oo ka kooban ilaa 48 qof oo isugu jira wasiiro, ku xigeeno iyo wasiiru dowlayaal ayaa waxaa warbaahinta la wadaagay Aadan Deyr oo ah afhayeenka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu (QJ) – The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamza Abdi Barre, stated that the money given to Al-Shabaab is a threat to religion, security, society, and governance, and encourages the shedding of Somali citizens’ blood. Speaking at the Government, Business, and Community Partnership Conference on the Plan to Prevent and Combat […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho (QJ) Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in qorshaha ciidamada AUSSOM uusan qeyb ka ahayn wadahadalladii ka dhacay magaalada Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya ay ku heshiiyeen. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay sii ahaan doonto awoodda ugu sareysa ee lagu soo xuli doono dalalka ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Lamu (QJ) – Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo ciidamada Kenya lagula eegtay deegaan ku dhow degmada Lamu ee gobolka xeebta dalka Kenya. Qaraxa oo ka dhashay Miino dhulka lagu aasay ayaa haleelay gaari ay la socdeen Askar Kenyan ah oo marayay deegaanka Kaambooni, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Somaliland ayaa ka hadashay heshiiskii Ankara ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, kaasoo u muuqda inuu meesha ka saaray heshiiskii ay horay u wada gaareen Muuse Biixi iyo Abiy Axmed. Afhayeenka Xisbiga Waddani, Maxamed Faarax Cabdi, ayaa ka hadlay aragtida Xisbigooda ee ku aadan heshiiskii Ankara ku dhexmaray Madaxweynaha Dowladda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Beijing (QJ)- Afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha ayaa ka hadlay booqashadii mas’uul ka socday dalka Taiwan oo ka qeyb galay xafladda caleema saarka “Madaxweynaha la doortay” ee Somaliland. Shiinaha ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsan yihiin in dowladda Soomaaliya ay ku dheganaato mabda’a Hal-Shiinaha ah, waxayna si adag u taageertaa Soomaaliya si ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay heshiiska Soomaaliya iyo Itoobiya ee lagu soo afjarayo xiisada gobolka ee ka dhalatay isku daygii Addis Ababa ay ku dooneysay inay ku gasho badda. Labada dal ayaa colaadi ka dhex aloosnayd tan iyo markii Itoobiya oo ah dal aan bad lahayn ay heshiis la saxeexatay bishii October […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
The leaders of Canada, France, Germany, Italy, Japan, the UK, and the US are ready to support the transition to an inclusive government in Syria, as stated in a declaration by the G7 president of Italy. “We are ready to support a transitional process… leading to a trustworthy, inclusive, non-sectarian administration that ensures respect for […]
Posted in news in English | Read More »