Home » 9:38 pm
Entries posted on “December, 2024”
Jabuuti (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada dalka Jabuuti dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle. Labada Madaxweyne oo ay wehliyeen mas’uuliyiin ka tirsan labada dowladood ayaa ka wada hadlay xiriirka qotada dheer ee Soomaaliya iyo Jabuuti, xaaladda gobolka iyo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga iyo walaaltinimada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Lataliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweyne Xasan Sheekh, Xuseen Macallin, ayaa sheegay inaan go’aan rasmi ah laga gaarin dalalka ku biiraya howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya. La-taliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macallin ayaa caddeeyay in dowladda Soomaaliya ay awood u leedahay in ay go’aan ka gaarto dalalka ka qeyb qaadanaya howlgalka cusub ee nabad ilaalinta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (qj) – Dagaal qaraar oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka soo kala jeeda maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa saaka ka qarxay galbeedka gobolka Mudug, gaar ahaan deegaano ay horay ugu dagaalameen maleeshiyaadkii dagaalamay. Sida ay sheegayaan wararka dagaalka ayaa saaka aroortii ka qarxay deegaan lagu magacaabo Jiicboor, waxaana uu hadda ku sii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood (QJ) – Magaalada Laascaanood waxaa ka dhacay shir ay isugu yimaadeen madaxda SSC Khaatumo iyo wafti ka socday dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, kuwaas oo sheegay inay ku hawlan yihiin sidii xal loogu heli lahaa colaadda u dhaxaysa Somaliland iyo SSC-Khaatumo. Weftigan oo ka kooban odayaal iyo madax-dhaqameed, ayaa xusay inay Hargeysa tageen, isla markaana […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza (QJ) – The Israeli military confirmed an attack on Kamal Adwan Hospital, alleging it was used by Hamas as a terrorist hub in northern Gaza, though no evidence was provided. They accused Hamas of violating international law by using civilian infrastructure and population as shields. The military ordered the hospital’s evacuation to protect civilians. […]
Posted in news in English | Read More »
NY (QJ) – Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan ka yeelanaya xaaladda amni ee Soomaaliya, waxaana looga hadlayaa howlgalka cusub ee AUSSOM oo bilaabanaya sanadka 2025-ka. Goluhu waxa uu si aqlabiyad ah ugu codeeyey taaba gelinta iyo qaabaynta hawl-galka cusub maadaama waqtiga hadda ee ATMIS (Howlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya) uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti (QJ) – Milatariga Mareykanka ayaa Khamiistii shaaciyay in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Koonfurta Soomaaliya ay ku dileen labo xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab oo uu ku jiro taliye sare. Duqayntan oo ay iska kaashadeen dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa lagu beegsaday deegaan Koonfur-galbeed kaga beegan magaalada Kuunyow Barrow Talaadadii, sida uu sheegay taliska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
SANA’A (QJ) – The Israeli military has announced that it has targeted multiple sites linked to the Houthi rebels in Yemen, including the international airport in Sana’a and three ports on the western coast. The attacks carried out on Thursday struck energy facilities in Hezyaz and Ras Kanatib in Yemen as well as military infrastructure […]
Posted in news in English | Read More »
MUQDISHO (QJ) Al-Shabaab ayaa qirtay in sarkaal sare oo lagu magacaabo Maxamed Mire lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Koonfurta Soomaaliya. Mire, oo lagu yaqaanay inuu kaalin sare ka qaato hoggaanka Al-shabaab, ayaa lagu dilay duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaanka Kuunyobarow ee gobolka Shabeellada Hoose, oo qiyaastii 257-km Koonfur-galbeed kaga beegan caasimadda Muqdisho. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ciidamada Booliska gaarka ah ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ee loo yaqaano Liyuu Booliska ay dad shacab ah ku xasuuqeen deegaanka Dacawaley oo maanta dagaalku ka dhacay. War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Amniga ayaa lagu cambaareeyay shaqaaqadii maanta ka dhacday deegaanka Dacawaaley, kaasi oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »