Home » 8:56 pm
Entries posted on “December, 2024”
Muqdisho (QJ) – Burundi ayaa Soomaaliya ku eedeysay qiyaano iyo abaalkadhac, kaddib markii laga saaray liiska dalalka loo ogol yahay inay ciidamadooda u soo diraan howlgalka cusub ee Midowga Afrika ee nabadeynta Soomaaliya, kaasoo ku yaalla Geeska Afrika. Howlgalkan cusub ee loo yaqaano AUSSOM ayaa bilaaban doona bisha Janaayo ee sanadka 2025, iyadoo lagu bedelayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, oo uu weheliyo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Maxamed Cali Aw Cabdi, ayaa kulan ballaadhan la qaatay madaxda ururada bulshada rayidka ah. Madaxweynuhu waxa uu ugu horayn uga mahadnaqay kulankooda madaxda ururada bulshada rayidka ah, isaga oo carabka ku dhuftay doorka sharafta leh ee ururada bulshadu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bosaaso (QJ) -Dagaalyahano ka tirsan kooxda Daacish oo isugu jira Soomaali iyo Ajaaniib ayaa saaka weerar xooggan oo ku bilowday qarax ismiidaamin ah ku qaaday saldhig ciidamada difaaca Puntland ku leeyihiin deegaanka Dharjaalle ee gobolka Bari. Weerarkan ayaa waxaa ka dhashay khasaare aad u badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
SANA’A (QJ) – Houthi rebels’ spokesperson in Yemen, Mohammed Abdulsalam, stated that his country would continue to defend itself after several American attacks targeted facilities in the capital, Sana’a. The US military said that on Monday and Tuesday, they launched attacks against Houthi targets in the capital Sanaa and the Yemeni coast. The Houthi-controlled Al […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho (QJ) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Mucalin Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta dhexe ee Hay’adda SDM ayaa sheegay in dalka uu galay xaalad abaareed oo aad u daran, una baahan gurmad deg-deg ah oo joogto ah, kaddib markii la waayay xilli roobaadkii Deyrta ee la filayay. Sebtembar, Oktoobar, iyo Noofambar. Sida ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) -Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa digniin culus oo ugu dambeysay u jeedisay shaqsiyaadka hurinaya colaadaha sokeeye ee baraha bulshada. Dowladda ayaa shaaca ka qaaday in ay tallaabo ka qaadi doonto shaqsiyaadka baraha bulshada ku faafiyay muuqaalo, muuqaalo, codad laga duubay iyo qoraalo colaado sokeeye ah ku faafiyay. “Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY (QJ) – Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay sababta ay uga gaabsatay in ay u codeyso qaraarka lagu ansixinayo howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM. War saxaafadeed lagu daabacay bogga rasmiga ah ee Ergada Mareykanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in Mareykanka uu go’aansaday in uu dib u eego taageeradiisa qaraarka sababo la xiriira shuruudo aysan Soomaaliya […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qahira (QJ) – Madaxweynaha Masar Al Sisi oo khadka taleefoonka kula xiriiray dhiggiisa Faransiiska, Emmanuel Macron, ayaa xusay in Masar ay ka shaqeyneyso sidii Soomaaliya ay uga taageeri laheyd xaqiijinta ammaanka iyo xasiloonida. Al Sisi waxa uu sheegay in taasi lagu gaari doono “iskaashi laba geesood ah” oo ay horey ugu heshiiyeen Muqdisho iyo Qaahira […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
The de facto leader of Syria, Ahmed al-Sharaa, stated that holding an election in the war-torn country could take up to four years. This is the first time the new leader of Syria has discussed the possibility of an election timetable since opposition fighters, led by al-Sharaa’s Hayat Tahrir al-Sham (HTS), ousted the long-term leader […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho (QJ) – Dowladda Burundi ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in ay isaga baxday howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya kadib markii ay ku qanci weyday tirada ciidamada loo qoondeeyay. Burundi ayaa go’aankeeda u gudbisay Guddoomiyaha Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika, kaasoo ay hadda guddoomiye u tahay Jabuuti. Burundi ayaa dalbatay 2,000 oo askari […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »