Home » 4:00 pm
Entries posted on “November, 2024”
Muqdisho November 20, 2024(QJ) Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo ka kala socday labada Aqal ayaa maanta kulan wadajir ah oo ay yeesheen waxa ay ku ansixiyeen sharciga dhismaha ururada iyo axsaabta siyaasadda ee Jamhuuriyadda. Kalfadhiga ayaa la sheegay in ay soo xaadireen 177 mudane, iyadoo ay xusid mudan tahay in ay ka maqnaayeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London November 20, 2024(QJ) Sir Gavin Williamson, xoghayihii hore ee gaashaandhigga UK, ayaa sheegay in Donald Trump uu dhawaan la yeeshay kooxdiisa wadahadallo ku saabsan aqoonsiga Somaliland, tallaabadaas oo noqon doonta tallaabo siyaasadeed oo muhiim ah, sida uu qoray The Independent. Sir Gavin ayaa kalsooni ka muujiyay in Trump uu qaadi doono tallaabadan marka uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY November 20, 2024(QJ)The United States has vetoed a United Nations Security Council resolution calling for a ceasefire in the Israel-Gaza war, accusing the other 14 council members of dismissively rejecting efforts to reach a middle ground. Majed Bamya, the Deputy Palestinian Ambassador to the United Nations, stated that Israel’s deadly attacks on Gaza have […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa November 20, 2024(QJ) – Waxa ilaa iyo haatan aan aqbalin natiijadii doorashooyinka Somaliland ee shalay ay ku dhawaaqeen Guddida doorashooyinka Somaliland Muuse Biixi iyo ururadii uu dhawaanta diiwaan geliyay si uu ugu carqaladeeyo doorashooyinka Madaxtooyada. Doorashadii dhacday November 13, 2024 ee uu ku guuleystay Musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaawaxa dhamaan hanbalyeeyay dawlada deriska iyo kuwa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY (QJ) – Members of the United Nations Security Council, including the United States and Britain, have called for an urgent increase in aid to Palestinian civilians in Gaza, warning that the humanitarian situation there is worsening. British Foreign Secretary David Lammy has called for a significant increase in aid to Gaza, where most of […]
Posted in news in English | Read More »
Kismaayo November 19, 2024(QJ) – Guddiga doorashada Jubaland oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Axmed Madoobe ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyay galka xubnaha cusub ee golaha wakiilada Jubaland. Xubnahan ayaa beelaha dega Jubaland u matali doona Aqalka Saddexaad ee Baarlamaanka. Odayaasha dhaqanka ee beelaha Jubaland ayaa si rasmi ah galka xubnaha cusub ugu wareejiyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa November 19, 2024(QJ) -Dawladda Maraykanka ayaa Hambalyo usoo dirtay Madaxweynaha la doortay ee Cabdiraxmaan Cirro iyo Shacabka Somaliland. Maraykanku wuxuu tilmaamay in Doorashada Somaliland ay tusaale u tahay Gobolka Geeska Afrika. Dawladda Itoobiya ay hambalyeysay madaxweynaha la doortay Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo Madaxweyne Muuse Biixi dimuqraadiyadda tusaalaha mudan iyo rag qarameednimada ay soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa November 19, 2024(QJ) Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay in musharaxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, Mudane Cabdiraxmaan Cirro uu ku guulaystay doorashada madaxtinimada Somaliland. Murrashax Cabdiraxmaan Cirro ayaa guul taariikhi ah ka soo hooyey doorashadii 13-kii bishan ka qabsoontay dalka, isaga oo helay codad aad uga badan kuwii uu la tartamayey ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 18, 2024 (QJ) Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige iyo Safiirka Denmark u fadhiya Soomaaliya Steen Sonne Andersen ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho ugu saxiixday heshiis si rasmi ah looga cafiyay deymihii ay Denmark horay ugu lahayd Soomaaliya. Heshiiskan ayaa daba socda wada xaajood ballaaran oo Wasiirka Maaliyadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa November 18, 2024(QJ) – Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in la soo gaba gabeeyay tirinta codadka laga dhiibtay guud ahaan gobolada Somaliland. Codadkii ay dadweynuhu ku dhiibteen doorashooyinka madaxtooyada iyo xisbiyada siyaasadda ayaa ka gudbay heer deegaan iyo heer degmo, waxaanay hadda u gudbeen heer qaran oo heer gabo-gabo ah maraya. Muuse Xasan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »