Home » 8:12 pm Entries posted on “November, 2024”

Somalia: AS and SNA clash in Galgadud region

GALGADUD (QJ)-Government forces and local militia launched a major attack on Al-Shabaab members in the El Dheer district of Galgadud region. The operation led to a prolonged battle, with reports of destroyed militant vehicles. The area remains tense with reinforcements arriving. No casualties have been confirmed, and Al-Shabaab has not issued a statement. Recent operations have […]

Posted in news in English | Read More »

Harris and Trump pledged to end the conflict in the Middle East

Michigan November 05, 2024(QJ)-In the closing days of the U.S. presidential election, Kamala Harris, the Democratic candidate, has pledged to end the conflict in Gaza. Speaking in Michigan, a state with a significant Arab and Muslim population, Harris addressed voters angered by the ongoing violence, which has resulted in the deaths of over 43,000 Palestinians […]

Posted in news in English | Read More »

Mareykanka oo $1.14 billion ka cafiyay Soomaaliya

Muqdisho November 05, 2024(QJ)-Magaalada Muqdisho waxa maanta ku kala saxiixday Heshiis deyn cafin ah Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Biixi Iimaan Cige iyo Safiirka Mareykanka Richard X. Riley. Heshiiska ayaa Mareykanku Soomaaliya kaga cafiyay in ka badan Hal Bilyan oo Doollarka Mareykanka ah Heshiiskani waa qayb ka mid ah dadaallada deyn cafinta oo ballaaran oo ay ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ergo Kiinyan ah oo dhexdhexaadin u tegay Kismaaayo

Kismaayo November 05, 2024(QJ) -Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa magaalada Kismaayo ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Kenya, kuwaasi oo ujeedkoodu ahaa sidii ay u dhex dhexaadin lahaayeen khilaafka u dhaxeeya isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Xoghayihii hore ee fulinta IGAD Amb. Maxbuub Macalin, Ergeygii hore ee IGAD u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Soomalaiya iyo RW Jarmalka oo ka wadahadlay sooclinta Qaxootiga

Berlin November 05, 2024(QJ)Raysal-wasaaraha Jarmalka, Olaf Scholz, ayaa Salaasadan manta ah ku nuux-nuux saday muhiimadda ay leedahay Soomaaliya oo nabad ah oo xasillooni ka dhalatay gobolka Jilicsan ee Geeska Afrika, waxaanu muujiyay sida Jarmalku u doonayo inuu sii wado taageerada uu u fidinayo hawl-gallada ay khusayso rajo soo celinta. Ra’iisul Wasaaraha ayaa intaa ku daray […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musharax Cirro oo sheegay in uu taageersan yahay Heshiiska Badda

Hargeysa November 04, 2024(QJ)-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay inuu sii wadi doono heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya, isla markaana wada hadal lagu dhamayn doono colaadda gobolka Sool. Guddoomiye Cirro oo waraysi gaar ah siiyay BBC Somali ayaa xusay inuu wada hadal ka yeelan doono colaadda ka aloosan gobolka Sool, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Axmed Madoobe oo wadatashi ugu yeeray Xildhibaanada Dawlada dhexe ee Jubaland

Kismaayo November 04, 2024(QJ)-Madaxweynaha Maamulka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa kulan gaar ah isugu yeeray Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Jubbaland. Shirkan oo uu madaxweynuhu ku tilmaamay wada tashi muhiim ah ayaa lagu wadaa in uu ka dhaco magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland. Kulanka ayaa la filayaa in uu ka duwanaado kalfadhiyadii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baarlamaanka Federalka oo ansixiyay miisaaniyada 2025ka

Muqdisho November 04, 2024(QJ)-Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhigoodii shanaad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka. Kalfadhigan oo ay shir guddoominaysay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar oo ay weheliyaan guddoomiye ku xigeennada labada aqal ee baarlamaanka. Ajendaha kulanka ayaa ahaa akhrinta saddexaad iyo u codeynta qoondada Miisaaniyadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UNRWA requested to see the evidence of Israeli allegations

NY November 04, 2024(QJ)-Israel has officially notified the United Nations that it has terminated the agreement regulating its relationship with the UN Relief and Works Agency for Palestine Refugees (UNRWA) that has been in place since 1967. Israeli Foreign Minister Israel Katz ordered his ministry to inform the UN of the termination. Katz stated that […]

Posted in news in English | Read More »

Masar oo markii labaad hub gaarsiisay Muqdisho

Muqdisho November 03, 2024(QJ)-Labo Markab oo mid ka mid ah uu yahay markab dagaal, ka kalena uu hub sido, ayaa galabta ku soo xirtay Dekeda Magaalada Muqdisho. Shixnaddan hubka ah ayaa ah tii labaad oo ay Masar u soo dirto Soomaaliya si ay ugu taageerto ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Masar iyo Soomaaliya ayaa dhawaan kala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »