Home » 9:19 pm
Entries posted on “November, 2024”
Hargeysa November 30, 2024(QJ) – Madaxweynaha Somaliland ee xilka ka sii degaya, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta si rasmi ah u daah-furay suuqa ganacsiga ee WAAHEEN oo dib u dhis ballaadhan lagu sameeyey. Madaxweynuhu waxa uu kormeer kooban ku soo maray dhismayaal casri ah oo laga hirgeliyey suuqa WAAHEEN, ka dib dabkii khasaaraha badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qasa November 30, 3034(QJ) Fidaa Al-Araj, an Oxfam aid worker in Gaza, highlighted the extreme danger faced by aid workers and all residents in Gaza, especially after reports of multiple aid workers being killed. Despite coordinating with the Israeli military, no safety guarantees exist. Al-Araj described the constant threats and noise from drones, making their […]
Posted in news in English | Read More »
Caruusha November 30, 2024(QJ) – Hogaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya, Kenya iyo Uganda ayaa qorsheynaya in ay kulmaan si loo yareeyo xiisadaha ka taagan gobolka Geeska Afrika ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, sida uu ku dhawaaqay Madaxweynaha Kenya William Ruto. Isagoo ka hadlayay magaalada Caruusha ee dalka Tanzania ayuu Ruto hadalkan ka sheegay isagoo ah guddoomiyaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 30, 2024(QJ) – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa si rasmi ah u furay shirka Madasha Maamulka Internetka Soomaaliyeed oo ah madal muhiim ah oo looga hadlayo doorka Internetka uu ku leeyahay horumarka Soomaaliya. Ujeedada madashan ayaa ah in ay noqoto meel lagu wadaago fikradaha, talooyinka, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood November 30, 2024(QJ) – Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa ku dhawaaqday inay si ku meel gaadh ah u joojisay dhammaan hawlihii ay ka wadeen deegaanada SSC-Khaatumo, sababo la xidhiidha amni darro iyo dhac baahsan oo saamayn ku yeeshay qaybinta gargaarka bini’aadantinimo ee deegaankaas. Qoraal rasmi ah oo uu soo saaray agaasimaha WFP ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi November 29, 2024(QJ) – Wararkii ugu dambeeyay ee socdaalka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamza Cabdi Barre uu ku joogo dalka Kenya ayaa sheegaya in uu kulamo albaabada u xiran yihiin la qaatay Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Kenya Nuuradiin Maxamed Yuusuf Xaaji iyo Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Kenya. (KDF). Warar lagu kalsoon yahay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bosaaso November 29, 2024(QJ) – Ciidamada Booliska Puntland ayaa howlgal lagula dagaalamayo gubista dhirta iyo dhuxusha ka sameeyay deegaano ka tirsan degmada SHAXDA ee gobolka Karkaar. Warbixin uu soo saaray Taliska Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in howlgalkaasi lagu burburiyay 15 god oo ay ka sameysteen kooxaha dhuxusha ka sameeya deegaano ka tirsan degmada SHAXDA […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera November 29, 2024(QJ) – Guddida ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiillada oo socdaal indho-indhayn iyo indho-indhayn ah ku jooga gobolka Saaxil, ayaa maanta kulamo iyo kormeero ku tagay xarunta dawladda hoose ee Berbera iyo Kastamka Berbera. Waxa kale oo ay Guddidu la kulmeen Maayarka Berbera oo ay wehelinayeen Xoghayaha Dawladda Hoose iyo Maamulaha Kastamka. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 28, 2024(QJ) -Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya duqeyn culus oo diyaarado dagaal ay xalay ka fuliyeen duleedka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaasi oo lala beegsaday goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Duqeynta la beegsaday ayaa si gaar ah waxa ay uga dhacday agagaarka deegaanka Xawaadley, halkaasoo shalay Al-Shabaab ay weerar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Brussels November 28, 2024(QJ) – The European Union’s foreign policy chief, Josep Borrell, has called on all EU member states to respect the decisions of the International Criminal Court (ICC), including the arrest warrant for Netanyahu. “We cannot undermine the ICC. It is the only way to achieve international justice,” Borrell said. “It is not […]
Posted in news in English | Read More »