Home » 4:31 pm Entries posted on “October, 2024”

Xildhibaan Abiib oo dib u helay xoriyadiisii

Hargeysa September 30, 2024(QJ) -Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland ayaa laga sii daayay xabsiga, kadib markii uu muddo bil ku dhow u xirnaa amar ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland. Xaqiijinta sii daynta xildhibaanka ayaa waxaa warbaahinta u sheegay taliyaha xabsiga uu ku xiran yahay. Siideynta Xildhibaan Maxamed Abiib ayaa ka dambeysay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Yurub oo Soomaaliya siineysa 9 miliion

Muqdisho September 30. 2024 (QJ) -Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige ayaa kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Karin Johansson iyo xubno ka tirsan Xafiiskeeda. Wasiirka ayaa intii uu kulanka socday warbixin dhinacyo badan taabanaysa ka bixiyay dadaallada ay dowladdu ugu jirto horumarinta dhaqaalaha dalka iyo kordhinta dakhliga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Masar oo ka hadlay hubka uu Soomaaliya siiyay

Qahira September -Madaxweynaha Masar Abdel-Fattah El-Sisi ayaa sheegay in taageerada Masar ay siiso Soomaaliya aysan la xiriirin khilaafka ka dhaxeeya Itoobiya iyo Masar balse uu yahay mid lagu doonayo in Soomaaliya ay dib usoo ceshato xasiloonida. 14-kii Agoosto, Masar iyo Soomaaliya waxay kala saxiixdeen hab-maamuus iskaashi ciidan. Iyadoo loo marayo hab-maamuuska, Qaahira waxay Soomaaliya ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »