Home » 8:58 pm Entries posted on “July, 2024”

Soomaaliya lama keenayo ciidamo Masaari ah

Muqdisho July 26, 2024(QJ) -La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin Maxamuud oo VOA-da la hadlay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin in Soomaaliya loo soo daad-gureeyo ciidamo ka socda dalalka Turkiga iyo Masar iyo hubkii dhawaan lagu boobay Caabudwaaq. Lataliyaha Amniga Qaranka Xuseen Macalin Maxamuud ayaa ugu horeyn […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kamala Harris has states that she will not remain silent about the plight of the Palestinian

Washington July 26, 2024(QJ) -U.S. Vice President and Potential Democratic presidential candidate Kamala Harris has stated that she will not remain silent about the plight of the Palestinian people after meeting with Israeli Prime Minister Netanyahu, who is visiting the U.S. Protests against Netanyahu’s delegation, which is seeking support from the U.S. Israel’s largest military […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland oo ka hor timi in Ciidamada Turkiga la geeyo badaheeda

Hargeysa July 25, 2024(QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa si adag uga hortimid in ciidamo Turki ah la keeno xeebaha Soomaaliya, kuwaas oo la filayo inay dhawaan soo gaadhaan Geeska Afrika. War-saxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland, ayaa lagu yidhi, “Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay si aan leex leexleexad lahayn u diidaysaa in ciidammo ka tirsan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sarkaal Ajanabi ah oo ka mid ahaa ISIS oo la qabtay

Bossaso July 25, 2024(QJ)-Taliska Ciidanka Birmadka ee Puntland (PSF) ayaa soo bandhigay Sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsanaa Kooxda Daacish, kaasi oo laga soo qabtay Buuraha Calmis ee Gobolka Bari. Sarkaalka Ajnabiga ah ee ay qabteen Ciidamada Puntland ayaa kasoo jeeda Jaziirada Zanzibar, waxaana magaciisa lagu sheegay Cimraan Maxamed Calawi. Sida lagu sheegay qiraal la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SoDMA iyo Un-ta oo kawadahadlay bixita Gargaarka deg dega ah

Muqdisho July 25, 2024(QJ) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa shir guddoominayay kulan ay ka soo qeyb galeen ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay George Conway iyo madaxa xafiiska UN-OCHA ee Soomaaliya Crispen Rukasha oo ay wehliyaan kooxo farsamo oo ka socday Hay’adda UN-OCHA iyo SoDMA. Kulanka ayaa diiradda lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Netanyahu’s speech to the U.S. Congress was boycotted

Washington July 25, 2024(QJ) -Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, in a speech delivered to the U.S. Congress yesterday, strongly defended the war his country is waging in Gaza. He vowed to continue the fight against Hamas until he achieves a decisive victory and returns the hostages from Gaza. He condemned American protesters who have recently […]

Posted in news in English | Read More »

Suxuufi ka hadlay isticmaalka Qaadka oo la xiray

Muqdisho July 23, 2024 (QJ)-Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa si kulul uga hadlay xariga loo geystay wariye Cali Nuur Salaad oo ah agaasimaha mid ka mid ah TV-yada maxaliga ah ee Soomaaliya. Madaxda warbaahinta madaxa banaan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay xariga wariyaha oo ay ku tilmaameen mid sharci […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab lagu laayay Jubada Hoose

Kismaayo July 23, 2024 (QJ) -In ka badan 200 oo xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab oo ay ku jiraan kuwa dhawaan lagu dhaawacay duqeyn cirka ah ayaa lagu dilay howlgallada ay ciidamada huwanta ah ee Soomaaliya ka taageeraya la dagaalanka Al-Shabaab ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Hoose. Duqeynta ayaa lala beegsaday deegaan lagu magacaabo Dalaayad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israeli forces kill over 70 in Gaza

Gaza July 23, 2024(QJ)-Health officials in Gaza have reported that at least 70 Palestinians were killed in airstrikes and tank shelling by Israeli forces targeting parts of central Gaza. This escalation followed the return of Israeli tanks to Khan Younis and its surrounding areas, with Israeli forces issuing urgent evacuation orders to residents. Health officials […]

Posted in news in English | Read More »

Al Shabaab weerar ku qaaday Buuloxaaji oo la laayay

Buuloxaaji July 22, 2024(QJ) -Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta weerar qaraxyo ah ku qaaday fariisimo ay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ku leeyihiin deegaanka Buuloxaaji ee gobolka Jubada Hoose. Qaraxyada ka dib Al-Shabaab ayaa weerar dhulka ah ku qaaday Buuloxaaji. Si kastaba ha ahaatee, ciidamada difaaca ayaa galay difaac adag, waxayna iska caabiyeen […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »