Home » 10:22 pm Entries posted on “May, 2024”

Ugaandha iyo Kiinya oo ka hor yimi bixitaanka ATMIS

Nairobi ay 19, 2024 (QJ) -Madaxweynayaasha dalalka Uganda iyo Kenya, Yoweri Museveni iyo William Ruto, ayaa qeylo dhaan ka soo saaray qorshaha dib u eegista lagu sameynayo ciidamada ATMIS ee Soomaaliya looga saarayo, si looga hortago in amni darro. Labada hogaamiye oo dalalkooda ay ku yabooheen ciidamada howlgalka ATMIS-ka ayaa walaac ka muujiyay kadib kulan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

A helicopter carrying Iranian President Ebrahim Raisi missing

Tehran May 19, 2024 (QJ) -A helicopter carrying Iranian President Ebrahim Raisi and his Foreign Minister had a rough landing on Sunday while flying over mountainous terrain with heavy fog, returning from a visit to Azerbaijan, according to Iranian news agencies. The bad weather complicated rescue efforts, as reported by the Iranian government news agency […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland oo gooni isutaageedii xustay

Hargeysa May 18, 2024 (QJ) -Jamhuuriyada iskeed isku magacawday ee Somaliland ayaa maanta si weyn looga xusay sannad-guurada 33-aad ee kasoo wareegtay markii ay ku dhawaaqday gooni-isu-taagga Somaliland, iyadoo meelo badan oo ka tirsan Somaliland iyo dibaddaba laga xusayo. Munaasibadda ugu weyn ayaa lagu qabtay fagaare loo asteeyay oo ku dhow madaxtooyada Somaliland, waxaana ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shirka Jiheynta Puntland oo furmay

Garoowe May 18, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay shirweynaha barnaamijka jiheynta ee dowladda, kaasoo socon doona saddexda maalmood ee soo socda. Barnaamijka jiheynta ee shirka ayaa diiradda lagu saarayaa qorshe howleedka xukuumadda hadda jirta, kaas oo looga gol leeyahay in lagu difaaco laguna horumariyo mabaadi’da siyaasadeed ee madaxtooyada iyo sidoo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Sheekh oo markii sadexaad bil gudaheed booqanaya Ruto

Nairobi May 18, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u safray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo la kulmay dhiggiisa dalkaas, William Samoei Ruto. Hadal kooban oo uu baahiyay William Ruto oo ku saabsan socdaalka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kulanka ay wada qaateen ayaa lagu yiri “Wadashaqeynta aan la leenahay dowladda Jamhuuriyadda Soomaaliya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israel recovers Hostage Bodies in Gaza

Tel Aviv May 18, 2024 (QJ) -The Israeli military announced today that they had recovered the bodies of three individuals who had been held hostage in the Gaza Strip. All three individuals were killed while escaping from the Nova music festival, back on October 7th and their bodies were found in Gaza. Media, citing military […]

Posted in news in English | Read More »

Beelo ku dagaalamay Balanballe

Balanballe May 17, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya degmada Balanballe ee gobolka Galgaduud ayaa ku soo warramaya in maleeshiyaad hubeysan ay weerar ku qaadeen degmadaasi, waxaana ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Goob joogayaal ayaa ku waramay in maleeshiyaad hubeysan oo xoolo dhaqato ahaa ay dileen hal qof mid kalana dhaawac ayaa soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Wadatashiga Qaran oo heshiisyo soo saaray

Muqdisho May 17, 2024 (QJ) -War murtiyeed ayaa laga soo saaray shirkii maanta lagu soo gaba gabeeyay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ee Golaha Wadatashiga Qaran. Madasha ayaa diiradda lagu saaray dhowr arrimood oo muhiim ah oo ay ka mid yihiin dadaallada xasilinta amniga, ka hortagga argagixisada Al-Shabaab, dib u eegista dastuurka iyo wax ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jaamacada Carabta oo taageertay Midnimada Soomaaliya

Manama May 17, 2024 (QJ) -Shir madaxeedka 33-aad ee Jaamacadda Carabta oo lagu soo gaba gabeeyay dalka Baxreyn, ayaa mar kale lagu muujiyay taageerada Dowladda Federaalka Soomaaliya. War murtiyeed laga soo saaray gabagabada shir madaxeedka ayaa wadamada carabta waxay ku balan qaadeen in ay si hagar la’aan ah u garab istaagi doonaan madax banaanida iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

South Africa demands immediate stop to Israel’s attack on Rafah

Hague May 17, 2024 (QJ) -South Africa has once again called on the International Court of Justice (ICJ) to halt the massacre in Gaza, urging the court to order an immediate stop to Israel’s attack on Rafah. “South Africa hoped, the last time we appeared before this court, that the brutal attack would be halted […]

Posted in news in English | Read More »