Home » 12:06 am
Entries posted on “May, 2024”
Nairobi May 21, 2024 (QJ) -Dowladda Kenya ayaa 12 sano oo xarig ah ku xukuntay Maxamed Cabdi Cali oo loo yaqaan Abuu Fidaa iyo Abuu Shuhadaa, kaddib markii lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa kooxda argagixisada ah ee Daacish. Shaqsigan ayaa la qabtay sanadkii 2016-kii, waxaana uu sugayay maxkamad tan iyo xilligaas. Xafiiska agaasimaha dacwad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 21, 2024 (QJ) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa daah-furay Barnaamijka Qorshe Farsamo oo loogu talagalay in xal loogu helo barakacayaasha ku nool Gobolka Banaadir. Qorshahan ayaa ah mid ay iska kaashanayaan Maamulka Gobolka Banaadir, Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, iyo Hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM. Munaasabadda ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Rome May 21, 2024 (QJ) -Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Aw Cali Firdhiye, ayaa Somaliland uga digay inay colaad hor leh ka abuurto deegaanada SSC-Khaatumo, isagoo sheegay in ciidamadoodu ay u diyaarsan yihiin inay difaacdaan deegaanadooda. Firdhiye oo hadda ku sugan dalka Talyaaniga ayaa khudbad u jeediyay qurbajoogta SSC-Khaatumo ee ku sugan magaalada Rome, wuxuuna […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xildhibaan Maxamed Raamboo oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa diiday inuu ka qaybgalo xafladii 18-ka may ee ka dhacday magaalada Toronto ee dalka Canada oo uu ku suganaa Ex-wasiir Cadaani. Rambow ayaa ka dib markii la sheegay in xoghayaha arimaha dibada ee xisbiga Waddani Cismaan Saxardiid cadaani uu ka soo qayb galayo munaasibada 18-ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dhuusamareeb May 2014 (QJ) -Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa magaalada Dhuusamareeb ku soo xiray shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay horumarinta amniga Soomaaliya. Shirkan oo socday muddo labo maalmood ah ayaa waxaa looga hadlay barnaamijka isku dhafka booliska ee JPP-2, sharciga booliska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 20, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac oo soo xiray soo xiray shirka kobcinta Karaanka Aadanaha ee Sannadlaha ah ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimadda qotoda dheer ee ay waxgaradka Soomaaliyeed siiyeen kor u qaadista awoodda iyo rabitaanka shacabka Soomaaliyeed. Mudane Saalax ayaa ku nuux-nuux […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tehran May 20, 2024 (QJ) -Iranian President Ebrahim Raisi and several other officials, including his Foreign Minister, were confirmed dead today after the wreckage of their helicopter was found. The helicopter crash claimed the lives of President Raisi and other high-ranking government officials, foremost among them Iran’s Foreign Minister Hossein Amirabdollahian. Details are now emerging […]
Posted in news in English | Read More »
Hague May 20, 2024 (QJ) -The Prosecutor of the International Criminal Court (ICC) has requested the arrest of Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu and Defense Minister Yoav Gallant. The court has also called for the arrest of senior leaders of Hamas, including Ismail Haniya, the head of the political bureau, Yahya Sinwar, the head of […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa May 19, 2024 (QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa safiir buuxa u dalacsiisay wakiilkeedii magaalada Hargeysa ee jamhuuriyada iskeed isk magacawday ee Somaliland, inkastoo dowladda Soomaaliya ay horay u amartay in la xiro qunsuliyadda Itoobiya ee Hargeysa. Qunsulkii hore ee Itoobiya u fadhiyay Hargeysa ayaa la gaarsiiyay derajada safiirnimo, taas oo ka dhigan in Itoobiya ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 19, 2024 (QJ) -Madaxweynayaashii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa si kala gooni gooni ah u tilmaamay qodobadii ka soo baxay shirkii Golaha wadatashiga Qaran ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyay dalka, kuwo sii xumeynaya khilaafka siyaasadeed ee dalka ka jira. Madaxweynihii hore ee Farmaajo ayaa walaac […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »