Home » 4:13 pm
Entries posted on “May, 2024”
Kismaayo (QJ) -Warar faah faahsan ayaa kasoo baxaya howlgalo maalmihii lasoo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Jubbaland ay ka sameeyeen degmooyin ka tirsan gobolka Gedo oo Al-Shabaab ay ku sugnaayeen. Ciidamada isbaheysiga ayaa howlgalo ka sameeyay deegaano dhowr ah oo u dhaxeeya Luuq iyo Doolow ee gobolka Gedo, halkaasi oo ay horay ugu sugnaayeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Banjul (QJ) -The President of Turkey, Recep Tayyip Erdogan, has called on the Muslim world to unite to stop the attacks by Israel on the Gaza Strip. Erdoğan made these remarks during a phone call with the President of Gambia, Adama Barrow, where they discussed their joint solidarity with the Palestinians and the agenda of […]
Posted in news in English | Read More »
Banjul (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa taageero mug leh ka heshay shirkii ugu dambeeyay ee Wasiirada Arrimaha Dibadda dalalka Islaamka, kaasi oo shalay lagu soo gaba gabeeyay magaalada Banjul ee xarunta dalka Gambia. Kulanka ayaa laga soo saaray war-murtiyeed lagu taageerayo nabadda, xasilloonida, hoggaanka iyo midnimada Soomaaliya, xilli ay cirka isku sii shareertay xiisadda u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) -Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa muujiyay doorka muhiimka ah ee suxufiyiinta Soomaaliyeed ay ku leeyihiin wax ka qabashada caqabadaha ka jira dalkooda, waxayna ku boorisay in la kordhiyo ilaalinta suxuufiyiinta. Soomaaliya gudaheeda, Qaramada Midoobay waxay taageertaa ka qaybgalka bulshada rayidka ah ee horumarinta xiriirka ka dhexeeya xuquuqda aadanaha iyo isbeddellada deegaanka – […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
London (QJ) -Wufuud ka kala socotay dalalka Qatar, Turkiga, Imaaraadka Carabta, Ingiriiska, iyo Maraykanka – oo ay weheliyaan wakiillo ka socda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayaa ku shiray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska, iyagoo ka wada hadlay arrimo khuseeya gobolka iyo taageerada Soomaaliya. Wadamadan oo ku bahoobay ururka Quint Partners waxa ay qireen caqabadaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Cairo May 03, 2024 (QJ) -Hamas has shown a willingness to consider a ceasefire agreement following recent changes in Israel’s approach, which has been welcomed by many who seek to de-escalate tensions and initiate peace talks. Many Arab leaders reportedly spoke with Hamas political chief Ismail Haniyeh yesterday to facilitate progress in ceasefire negotiations. Haniyeh […]
Posted in news in English | Read More »
Beledweyne May 02, 2024 (QJ) – Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in roobab mahiigaan ah oo shalay ka da’ay magaalada ay sababeen fatahaado saameyn ku yeeshay dadka ku dhaqan xaafado ka tirsan magaalada. Qoysas badan oo ku noolaa xaafadaha magaalada Baladweyne ayaa ka barakacay fatahaadda wabiga Shabelle, iyagoo ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi May 02, 2024 (QJ) – Ciidamada amaanka dalka Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay dileen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo saldhig ku lahaa deegaan lagu magacaabo Kumba oo ka tirsan gobolka Lamu oo ku dhow xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya. Sida ay sheegayaan wararka ciidamada Booliska Kenya ayaa dagaal culus la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »