Home » 5:25 pm
Entries posted on “May, 2024”
Muqdisho May 09, 2024(QJ) -Soomaaliya ayaa si rasmi ah u codsatay in la joojiyo shaqada xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) xilli uu ku egyahay bisha Oktoobar ee sanadka 2024-ka, taasoo muujineysa weji cusub oo wadashaqeyn ah oo u dhaxeeya dalka iyo Qaramada Midoobay. Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa warqad u diray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington May 09, 2024 (QJ) -The United States government has recently blocked a shipment of weapons destined for Israel, citing concerns over Washington’s role in Israel’s plans to take control of the city of Rafah in the Gaza Strip. The United States has consistently stated that it does not support Israel’s attacks and has refused […]
Posted in news in English | Read More »
Cairo May 08, 2024 (QJ) -Egypt has expressed political concern about Israel’s operations in Rafah, urging withdrawal from the area to avoid jeopardizing the lives of more than a million Palestinians, who rely on aid. Egypt has shown significant concern about developments in Gaza. They share a border where part of Rafah is located in […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho May 08, 2024 (QJ) -Hay’adda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa sheegtay in bishii March ay duqeymo cirka ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ay dileen 23 qof oo rayid ah oo ay ku jiraan 14 carruur ah. Waxay ku baaqeen in baaritaan lagu sameeyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 08, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda Maaliyadda ayaa ka warbixiyay qorshaha dib u habeynta maaliyadda dalka iyo horumarka laga gaaray arrimaha dhaqaalaha, gaar ahaan dhanka maaliyadda, dakhli ururin iyo kobaca dakhliga gudaha. Wasiir Biixi Iimaan Cige […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso May 08, 2024 (QJ) -Ciidamada ammaanka ee maamul goboleedka Puntland ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyay deegaannada dhaca xeebaha, kuwaasoo lagu beegsaday dad isugu jira Soomaali iyo Ajaanib. Howlgalladan oo ahaa kuwa qorsheysan ayaa waxaa fuliyay ciidamada badda ee PMPF. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay Doomo, Qalab, Hub iyo Shaqaale. Gaadiidka badda ee lala wareegay ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino horudhac ah oo muujinaya in qaar ka mid ah gobolada dalka ay ka dhici karaan fatahaado sababay barakac iyo burbur. War saxaafadeed ay soo saartay hay’adda SODMA ayaa lagu sheegay in tobanka maalmood ee soo socda oo ku beegan 7-da ilaa 16-ka May […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi May 07, 2024 (QJ) -Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa heshiisyo iskaashi oo dhinacyo badan taabanaya ku kala saxiixday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Heshiisyadani waxay ka kooban yihiin Arrimaha Diblomaasiyadeed, Amniga, Dhaqaalaha, Ganacsiga, Waxbarashada, iyo Adeegyada Bulshada. Dhanka Soomaaliya waxaa heshiiska u saxiixay wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, halka dhanka Kenya […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho May 07, 2024 (QJ) -Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir looga hadlayo maareynta Hubka Qaranka, kaasoo socon doona muddo labo maalmood ah. Shirkan ayaa waxaa daah furay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga C/fitaax Qaasim oo sheegay in shirkan uu ku soo aadayo xilli xasaasi ah, iyadoo Qaramada Midoobay ay Soomaaliya ka qaaday cunaqabateynta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tel Aviv May 07, 2024 (QJ) -A statement from Israeli PM Benjamin Netanyahu’s office has revealed that the War Cabinet has unanimously decided that military operations in Rafah would continue. Israeli forces have announced they have launched attacks on 50 locations in Rafah, which are considered some of the most intense attacks Israel has carried […]
Posted in news in English | Read More »