Home » 1:44 am Entries posted on “April, 2024”

Puntland oo kulan hadalhaeyn ka dhashay la yeelatay Itoobiya

Adis Ababa April 03, 2024 (QJ) -Shir looga hadlayay iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo siyaasadda ayaa magaalada Addis Ababa ku dhexmaray Puntland iyo dowladda Itoobiya. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in labada dhinac ay wada yeesheen wadahadal miro dhal ah oo la xiriira iskaashiga dhinacyada ammaanka, dhaqaalaha iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sacuudiga gaaray

Jeddah April 02, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Sacuudiga Salmaan Binu Cabdicasiis ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Jida. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Boqor Salmaan Bin C/casiis ayaa ka wada hadli doona xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee labada dal, iyadoo diiradda lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israeli forces kill ten Aid workers in Gaza

Gaza April 02, 2024 (QJ) -The United Nations and some countries around the world are condemning in the strongest terms the killing of at least ten employees of the World Central Kitchen organization in Gaza Israeli forces targeted charity workers from Poland, the UK, the United States, Australia, Palestine, and others, who were delivering aid to […]

Posted in news in English | Read More »

NISA oo soo bandhigtay Dagaalyahanoka soo goostay Al Shabaab

-Baydhabo April 02, 2024 (QJ) Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa waxay maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed, ay ku soo bandhigtay dhawr qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab. NISA ayaa soo bandhigtay 10-qof oo la sheegay in lala xiriirinayo inay ka tirsan yihiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SoDMA oo ka digtay Fatahaadyo dalka ku soo fool leh

Muqdisho April 02, 2024 (QJ) -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa soo saartay digniino ku aadan fatahaado la filayo in maalmaha soo socda ay dalka ka dhacaan. Hay’adda ayaa ku boorisay shacabka Soomaaliyeed inay ka digtoonaadaan oo ay ka digtoonaadaan, gaar ahaan kuwa ku nool deegaannada ay dhawaan saameeyeen fatahaadaha iyo gobollada xeebaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »