Home » 9:43 pm
Entries posted on “April, 2024”
WASHINGTON (QJ) -Former Speaker of the United States House of Representatives Nancy Pelosi has joined Democratic calls to halt the arms sale that the United States provides to Israel, citing concerns over recent actions targeting humanitarian workers and the deteriorating humanitarian situation. In a letter addressed to President Joe Biden and Secretary of State Antony […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho April 05, 2024 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday deegaano dhaca xadka gobolada Galgaduud iyo Shabeelaha Dhexe lagu beegsaday dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab. Sida ay sheegeen saraakiil u hadlay ciidamada dowladda oo la hadlay warbaahinta, weerarkan lagu qaaday fariisimaha ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka ayaa waxaa ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho April 05, 2024 (QJ) -Saaka waxaa dab xoogan uu ka kacay markale qeyb ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Dabka ayaa ka bilowday agagaarka goob ay ku yaallaan tukaamo lagu iibiyo dahabka oo loo yaqaan dahablaha. Inkastoo maanta oo Jimce tahay Suuqa ayaa si weyn looga dareemayay dhaq dhaqaaq ganacsi, maadaama ay soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington April 04, 2024 (QJ) -President Joe Biden of the United States has described the deaths of civilian workers as a result of Israeli airstrikes and the overall humanitarian situation in Gaza as “unacceptable” during a phone call with Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu on Thursday, the White House said, after the leaders spoke briefly. […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho April 04, 2024 (QJ) -Qarax xooggan oo loo maleynayo inuu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa maanta ka dhacay degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in gaariga la beegsaday ay la socdeen muwaadiniin Turki ah iyo dad kale oo Soomaali ah. Qaraxan ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro xooggan oo dhimasho iyo dhaawac […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho April 04, 2024 (QJ) -Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa ayaa waxa ay ku ansixiyeen soo jeedintii Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mudane C/laahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe). . C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa horay u soo qabtay xilal kala duwan oo ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho April 04, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday inay dalkeeda ka eriday safiirkii dowladda Itoobiya u fadhiyay caasimadda Muqdisho, waxayna amar ku bixisay in si deg deg ah loo xiro qunsuliyadaha ay dowladda Itoobiya ku leedahay magaalooyinka Garoowe iyo Hargeysa. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tel Aviv April 03, 2024 (QJ) -The spokesperson for the Israeli Prime Minister said on Tuesday that the country takes responsibility for its actions, as she addressed the killing of seven aid workers in Gaza. Tal Heinrich noted that Israel is still awaiting the results of the investigation into the incident. Israeli Defense Forces Chief […]
Posted in news in English | Read More »
Nairobi April 03, 2024 (QJ) -Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan qorshaha ugu jirin in si degdeg ah dib loogu furo xadka ay la wadaagto Soomaaliya. Kenya ayaa walaac ka muujisay saameynta ay ku yeelan karto ammaanka gobolka soo gabagabeynta howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee ATMIS oo hadda socda. Xoghayaha arrimaha gudaha Raymond Omollo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho April 03, 2024 (QJ) -Ururka 19-aad ee ciidanka xoogga dalka gaar ahaan guutada Gumac oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanada Daaru Nimca iyo Buurka Fiiqey ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Ciidamada ayaa deegaanadaas ka saaray miinooyin ay Al-Shabaab ku aaseen, taasi oo halis galisay nolosha dadka deegaanka. Maalmihii la soo dhaafay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »