Home » 10:34 pm Entries posted on “March, 2024”

Firdhiye oo u hanjebay Itoobiya

Laascaanood March 07, 2024 (QJ) -Hogaamiyaha maamulka Khaatumo State of Somalia Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye ayaa ka hadlay walaaca laga qabo wararka sheegaya in ciidamo Ethiopian ah la geynayo gobolada maamulkaasi. Firdhiye ayaa muujiyay sida uu uga soo horjeedo tallaabadan ay qaaday dowladda Itoobiya, isagoo caddeeyay inaysan aqbaleyn in faragelin lagu sameeyo arrimaha gudaha ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Turkiga oo shidaal baaris ka sameynaya Soomaaliya

Ankara March 07, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/risaaq Cumar Maxamed oo booqasho ku jooga dalka Turkiga ayaa heshiis la gaaray Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ee dalka Turkiga Alparslan Bayraktar. Wasiirka Batroolka Soomaaliya iyo dhiggiisa dalka Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis lagu tayeynayo kaarboonka Soomaaliya iyo sidii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sooomaalya, IMF iyo Baanka Aduunka oo kawadahadalay koboca ganacsiga

Nairobi March 07, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo maalmahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu kaga qeyb galayay shirka horumarinta maaliyadda ee ay IMF-ta ku caawineyso dowladda Soomaaliya ayaa kulamo xasaasi ah la qaatay wakiilo ka socday hay’adaha caalamiga ah iyo dalalka deeqaha bixiya ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

South Africa complaints to ICJ about Israeli actions in Gaza

Johannesburg March 07, 2024 (QJ) -On Wednesday, South Africa submitted an urgent request to the International Court of Justice (ICJ) seeking immediate and substantial measures regarding Israel, as indicated by documents provided to the ICJ. The urgent submission made on Wednesday by South Africa asserts that it is “imperative for it to approach the Court […]

Posted in news in English | Read More »

Ninkii Gubay xaaskiisa oo xukun dil ah lagu riday

Muqdisho March 06, 2024(QJ) -Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil ah ku riday Sayid Cali Macalin Daa,uud oo horay u dilay xaaskiisii Marxuumad Luul C/casiis. Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir, Saalax Cali Maxamuud, ayaa sheegay in Eedeysanaha lagu helay inuu si bareer ah u gubay Xaaskiisa, isagoo ku sababeeyay cadeymaha lagu soo uruuriyay kiiska. Xukunka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya iyo Turkiga oo kawada hadaly hirgelinta heshiisyadii ay galeen

Muqdisho March 06, 2024(QJ)-Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay wafdi ka socday dowladda Turkiga. Kulanka ayaa looga hadlay dhaqan gelinta heshiiskii taariikhiga ahaa ee difaaca iyo iskaashiga dhaqaalaha ee labada dal, kaas oo dhawaan lagu kala saxiixday magaalada Ankara. Qodobada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawalada Masar oo ka walaacsan farogelinta Itoobiye ee Soomaaliya

Riyadh March 06, 2024 (QJ) -Wasiirka arrimaha dibadda Masar Sameh Shoukry ayaa ka digay in madax-bannaanida iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya ay khatar haatan wejeheyso. Hadalkan ayuu wasiirku ka sheegay shir wadatashi ah oo ay Masar iyo wadamada xubnaha ka ah golaha iskaashiga khaliijka ku yeesheen magaalada Riyadh ee dalka Sacuudiga. Shoukry waxa kale oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN accuses Israel of blocking food aid to Gaza

Gaza March 06, 2024 (QJ) -Israeli forces blocked a UN food aid convoy destined for northern Gaza on Tuesday, according to the UN’s World Food Program (WFP). The UN agencies and Palestinian officials have expressed concern that children in Gaza are dying of malnutrition, with Israel restricting access to those in need in northern Gaza. […]

Posted in news in English | Read More »

Israeli forces fire on civilians in Gaza

Gaza March 05, 2024 (QJ) -Yesterday, Israeli forces once again opened fire on Palestinian civilians in Gaza as they gathered to receive humanitarian aid in the southern part of the city. The Gaza media office said in a statement that Israel’s attacks demonstrate their unwillingness to improve living conditions and alleviate the suffering and hardship […]

Posted in news in English | Read More »

Cudurka ka Daacuunka oo dilaacay Soomaaliya

Muqdisho March 05, 2024 (QJ) -Illaa 37 qof ayaa Soomaaliya ugu dhintay cudurka daacuunka tan iyo bishii Janaayo, taasoo muujineysa faafitaanka cudurka, sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka Soomaaliya. Wasaaradda caafimaadka iyo adeegga bulshada ayaa ka warbixisay koror weyn oo ku yimid kiisaska daacuunka, iyadoo wadar ahaan la soo sheegay 3,365 xaaladood. “Laga bilaabo Jannaayo 2024-ka, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »