Home » 3:05 am Entries posted on “March, 2024”

Hamas proposes a new ceasefire plan

Cairo March 15, 2024 (QJ)  -The militant group Hamas has issued a proposal, outlining several points addressed to the mediators between them and Israel, which includes the exchange of prisoners. Hamas’s conditions include demands for Israel to release Palestinian prisoners, numbering over 100 individuals, who are held under indefinite detention. Additionally, they insist on the […]

Posted in news in English | Read More »

Soomaaliya oo sheegtay in la soo afjarayo Gooni isutaaga Somaliland

Muqdisho March 10, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dhawaan soo afjari doonto wax uu ugu yeeray Riwaayadii 30-kii sano ee la soo dhaafay ka taagneyd ee gooni isu taagga Somaliland. Wasiir Fiqi ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ee hadda jirta ay ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo sheegtay in 60% Soomaaliya gacanta ku heyso

Addis Ababa March 10, 2024 (QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in ciidamadeeda ay gacanta ku hayaan 60% dalka Soomaaliya, xilli xiisad weyn ay ka dhexeyso Soomaaliya, taasoo ka dhalatay heshiiskii badda ee Addis Ababa ay la gashay Somaliland. General Birhanu Jula oo ah taliyaha ciidamada Itoobiya oo la hadlay warbaahinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saudi Monarchy confirms start of Ramadan 2024

Riyadh March 10, 2024 (QJ) -The Saudi Arabian authorities have confirmed that Monday will be the first day of the blessed month of Ramadan, following the sighting of the moon in some cities in Saudi Arabia. The committee of religious scholars affiliated with the Saudi Arabian monarchy in charge of confirming the start of Ramadan […]

Posted in news in English | Read More »

Fire destroys parts of Bakara Market in Somalia

Mogadishu March 10, 2024 (QJ) The spokesperson of the Somali Federal Government Police Force, Qassim Ahmed Roble, provided detailed information regarding a fire that engulfed earlier today at the busy Bakara Market in the capital city of Mogadishu. The spokesperson, speaking to the press, stated that the fire at Bakara Market was caused by a […]

Posted in news in English | Read More »

Wakiilka Muuse Biixi ee Taiwan oo Canada u yimi in uu dhalinyaro ay isku reer yihiin siiyo fursado waxbarasho

Toronto March 10, 2024 (QJ) – Waxa booqasho aan rasmi aheyn mudo dhawr maalmood ah ku jooga dalka Canada Wakiilka Muuse Biixi ee dalka Taiwan Maxamed Haaji. Wakiilka oo ay Canada ku soo dhaweeyeen dad sheegay in ay ilmo-adeeradii yihiin ayaa isna sheegay in uu Canada u yimi arin shaqsiyadeed. Maxamed Xaaji ayaa waxa isku […]

Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xeerkii doorashooyinka Somaliland oo la dhaqangeliyay

Hargeysa March 09, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, Muuse Biixi, ayaa ugu dambayn maanta saxeexay xeerka doorashooyinka deegaanka, ka dib markii wax-ka-beddelo badan lagu sameeyay caqabad ku noqday hannaanka doorashada. Wax-ka-beddelka oo ay sameeyeen Golayaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland iyo Maxkamadda sare ee dastuuriga iyadoo wax-ka-beddelka lagu sameeyey ay u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan oo balanqaaday horumarinta tacliinta

Muqdisho March 09, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda qalin-jabinta dufcadii 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ayaa ka hadlay ahmiyadda ay dowladdu siisay horumarinta waxbarashada dalka iyo muhiimadda ay u leedahay bixinta cashuuraha horumarinta adeegyada bulshada. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa bogaadiyay dadaalladii ay dowladda Soomaaliya ay ku bixisay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo ka fiirsaneysa ka noqoshada heshiiskii Badda

NY (QJ) -Itoobiya ayaa ka fiirsanaysa inay ka laabato qorshaheeda ay ku aqoonsanayso dawladda iskeed iskummagacawday ee Somaliland, sababo la xidhiidha walaaca beesha caalamku ka qabto inay uga sii darto xiisadaha gobolka, sida ay ku warameen ilo xog ogaal ah oo la hadlay Bloomberg. Itoobiya oo aan bad lahayn, ayaa bishii January la gashay heshiis […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia trains newly appointed Diplomats

Mogadishu March 09, 2024 (QJ) -The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamza Abdi Barre, today attended the conclusion of a three-week diplomatic training session for ten newly appointed Ambassadors recently approved by the Cabinet of the Federal Government of Somalia. Prime Minister Barre highlighted the critical need for establishing connections, building […]

Posted in news in English | Read More »