Home » 2:26 am
Entries posted on “March, 2024”
Gaza March 17, 2024 (QJ) -Ninety-two people were killed in Gaza City in the past 24 hours, bringing the death toll since October 7 to 31,645 Palestinians, according to the Gaza Ministry of Health. One hundred and thirty people were injured in the past 24 hours, as reported by the Ministry, bringing the total number […]
Posted in news in English | Read More »
Garowe March 17, 2024(QJ) -The Puntland Regional Administration has requested the extradition of individuals involved in the hijacking of the ship MV Ruen arrested by the Indian Navy personnel so they can face trial in Puntland. Puntland’s Minister of Ports, Ahmed Yasin Salah, stated that they will be engaged with the Indian government in discussions […]
Posted in news in English | Read More »
Kismaayo March 16, 2024 (QJ) -Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Jubbaland ayaa maanta xukun ku riday Askar ka tirsanaa Ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland,kuwaasi oo lagu eedeeyay in ay Al-Shabaab ula goosteen Gaari dagaal iyo hub ay lahaayeen Jubbaland. Eedeysanayaasha waxaa ka mid ah C/fitaax Nuur C/llaahi iyo Xasan C/llaahi Maxamed oo Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso March 16, 2024 (QJ) -Markab ay leeyihiin ciidamada badda Hindiya ee fadhigoodu yahay meel u dhow xeebaha Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday markab lagu magacaabo Ruen, kaasoo la afduubay bishii December ee sanadkii 2023-kii. War qoraal ah oo ay soo saareen ciidamada Hindiya ayaa lagu sheegay in markabka Ruen oo ka babanaya calanka Malta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 16, 2024 (QJ) -Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa ku wargeliyay bangiyada dalka in ay xayiraan xisaabaadka 16 qof iyo shirkado uu Mareykanku cunaqabateyn ku soo rogay. Warqad qoraal ah oo ku socota bangiyada ganacsiga ee dalka, ayaa bangiga dhexe wuxuu ku amray inay joojiyaan dhammaan xiriirkii ganacsi ee hore, ayna xayiraan xisaabaadka shakhsiyaadkaas, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismaayo March 16, 2024 (QJ) -Today, the Jubbaland Military Court has convicted soldiers belonging to the Jubbaland State government forces, accusing them of defecting to Al-Shabaab with a military vehicle and weapons that belonged to Jubbaland. Among the accused are Abdifatah Nur Abdullahi and Hassan Abdullahi Mohamed, who have been charged by the Jubbaland Military […]
Posted in news in English | Read More »
Cairo March 16, 2024 (QJ) -The Israeli government approved on Friday an attack on the city of Rafah in the Gaza Strip, amid plans to send another delegation to Qatar for talks aimed at reaching an agreement on a ceasefire and a prisoner swap. Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu’s office stated that they had approved […]
Posted in news in English | Read More »
Paris March 15, 2024 (QJ) -Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Ciise Kayd Maxamuud oo ku sugan dalka Faransiiska ayaa sheegay in Somaliland iyo Itoobiya ay ku guda jiraan dhammaystirka is-afgaradkii ay wada gaadheen. Wasiirku waxa uu xusay in heshiiskan uu yahay laba qodob oo muhiim ah oo ay tahay in bulshadu la socoto, balse ay rajaynayaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaaso March 15, 2024 (QJ) -Ilo wareedyo ku dhow dhow burcad badeeda Soomaalida ayaa ku waramaya in shalay markab dagaal uu weerar ku qaaday markabka afduubka loogu heysto xeebaha Soomaaliya. Markabka dagaalka oo la rumeysan yahay inuu ka tirsan yahay ciidamada badda Imaaraadka Carabta, ayaa ujeedkiisu ahaa inuu soo badbaadiyo 23-shaqaale ah oo lagu haystay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho March 15, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqday Isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho, halkaasoo lagu daweynayo qaar ka mid ah dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Hotel SYL. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa isbitaalka kula kulmay mas’uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasoo ay ku waxyeeloobay weerarkii shalay Al-shabaab […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »