Home » 10:51 pm Entries posted on “March, 2024”

Sheekh Shariif oo ka horyimi Xasan Sheekh

Muqdisho March 21, 2024 (QJ) -Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo kala duwan oo ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo wax ka bedelka lagu sameeyay dastuurka. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamo lagu soo bedelayo ATMIS

Muqdisho March 21, 2024 (QJ) -Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS Ambassador Mohamed Al-Amine Souef ayaa xaqiijiyay in bisha December la soo gabagabeyn doono ka bixitaanka Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya. Danjire Souef ayaa sidoo kale sheegay in howlgal cusub uu ka billaabanayo Soomaaliya marka ciidamada ATMIS-ka laga saaro dalka dhammaadka sannadkan, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sheikh Sharif opposes constitutional amendment process

Mogadishu March 21, 2024 (QJ) -Former President of Somalia, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, who is also a Member of Parliament in the Somali Federal Parliament, recently held a press conference in Mogadishu where he discussed various issues related to the political situation in the country and the ongoing constitutional amendments. Former President Sheikh Sharif Sheikh […]

Posted in news in English | Read More »

100 Palestinians killed in Gaza last 24 hours

Gaza March 21, 2024 (QJ) -In the past 24 hours, more than 100 Palestinians were killed in Gaza after Israeli forces attacked several areas in the Gaza Strip. The Israeli attacks targeted the al-Shifa Hospital in Gaza City, resulting in numerous Palestinian casualties, including fatalities, and causing extensive damage to other nearby buildings. Israeli Prime […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland oo laga heshiiyay murankii doorashooyinka

Hargeysa March 2024 (QJ) -Kulan Qasriga Madaxtooyada Somaliland ku dhex maray Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Muuse Biixi Cabdi iyoMusharaxa madaxweyne ee Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro, ayaa lagu soo gebogabeeyey is afgarad ku saabsan in si nabad ah doorashadu u qabsoonto. Kulankan oo uu soo qabanqaabiyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qarax lal beegsaday xarun ciidan oo Qoryooley ku taal

Qoryooley March 20, 2024 (QJ) -Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo ka dhacay gudaha xero ciidan oo ku taalla degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada ATMIS-ta. Qaraxa oo ka dhashay Miino dhulka lagu aasay ayaa waxaa ka dhashay Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Xamsa oo dalab u gudbiyay UNHCR

Muqdisho March 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga ee UNHCR Charles Mballa. Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxa Hay’adda UNHCR ee Soomaaliya ayaa ka wada hadlay xaaladda Qaxootiga iyo Barakacayaasha dalka iyo sidii loo horumarin lahaa barnaamijyada gargaarka ah ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Security Commander Bans illicit Drug use in Mogadishu

Mogadishu March 20, 2024 (QJ) -The operational commander of the local protection force in Mogadishu Sharma’arke Caddow Tuur-Yare stated that the local government is determined to fight against drugs. Speaking to the press at his office, the commander stated that in recent days, there have been intensified operations targeting immorality and drugs, highlighting that they […]

Posted in news in English | Read More »

Daacuun ka dilaacay caasimada Puntland oo caruur laayay

Garoowe March 19, 2024 (QJ) -Magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa ka dilaacay cudurka daacuunka, kaasoo galaaftay nolosha in ka badan 19 qof oo ay ku jiraan carruur badan, iyadoo in ka badan 300 oo kalena la dhigay isbitaallada. Cudurka daacuunka ayaa sababay in markii labaad ee sanadkan lagu dhawaaqay xaalad deg […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mucaaridka oo la kulmay guddida farsamada ee heshiiskii badda

Hargeisa March 19, 2024 (QJ) -Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ayaa la sheegay in ay soo dhaweeyeen heshiiskii Is-afgaradka ahaa ee ay dhawaan wada gaadheen Somaliland iyo Itoobiya, ka dib kulan dhexmaray hoggaanka labada xisbi mucaarid iyo madaxda guddida farsamada ee labada dhinac. Kulankan oo ay goob-joog ka ahaayeen madaxda xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »