Home » 6:22 am Entries posted on “March, 2024”

Puntland oo rag u dhashay Marooco dil ku xukuntay

Garoowe (QJ) -Maxkamadda darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday 6 nin oo dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Marooko, kuwaasi oo lagu helay dambiyo kala duwan. Waxaa la ogaaday inay ka mid ahaayeen xubno ka tirsan ururka Daacish ee fadhigoodu yahay buuraleyda Cal Miskaad, halkaasoo weeraro […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan oo ka hadalay isbedelka cimilada

Nairobi February 29, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta khudbad ka jeediyey shirka 6-aad ee Qaramada Midoobay ee is-beddelka cimilada ee lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa ka hadlay saameynta isbedelka cimilada adduunka, isagoo soo bandhigay khatarta ay ku leedahay nolosha bulshada iyo caqabadaha waaweyn ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Over 30, 000 Palestinians killed in Gaza since Oct 7th

Gaza February 29, 2024 (QJ) -More than 30,000 Palestinians have been killed in Gaza since October 7, as reported by the Hamas health ministry. This figure represents up to 1.3% of the 2.3 million population of the strip. The ministry stated that the majority of those killed were women and children. The accuracy of these […]

Posted in news in English | Read More »

NISA oo sadex looga dilay ceelsha biyaha

Muqdisho February 29, 2024 (QJ) -Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo shalay ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha, halkaasoo lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo kuwa NISA. Qaraxa oo ahaa qarax xooggan ayaa jugtiisa si aad ah looga maqlay xaafado ku dhow dhow, waxaana lala eegtay gaari ay la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Xamse oo sheegay in ay la hadlayaan Kooxaha xagjiriinta

Muqdisho February 29, 2024 (QJ) -Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladdu ay diyaar u tahay inay wadahadal la gasho kooxaha hubeysan ee dalka ku sugan, haddii nabad la helo, balse wuxuu carrabka ku dhuftay inay marka hore joojiyaan dilalka iyo weerarrada lagu hayo shacabka Soomaaliyeed ee aan waxba galabsan. Ra’iisul Wasaaraha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Sheekh iyo Ruto oo kulmay

Nairobi February 29, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa maanta Madaxtooyada Kenya kulan kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka labada Madaxweyne ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, kor u qaadista xiriirka diblumaasiyadeed, waxa ay ka wadahadleen shirka Qaramada Midoobay ee is-beddelka cimilada, qorsheyaasha horumarinta gobolka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa hadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Former Israeli PM warns against Rafah Attack

Tel Aviv February 29, 2024 (QJ) -Former Israeli Prime Minister Ehud Olmert has warned that Israel could face serious consequences if its forces attack the besieged city of Rafah in southern Gaza, where more than a million people are trapped. “The international community’s patience has reached a level where they will no longer tolerate the […]

Posted in news in English | Read More »