Home » 10:38 pm Entries posted on “March, 2024”

Al Shabaab iyo ciidamada Jubaland oo Baar Saanguuni ku dagaalamay

Kismaayo March 02, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in dagaal culus uu maanta ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo, kaasi oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa waxaa uu dhexmaray ciidamo ka tirsan maamulka Jubaland iyo Al-Shabaab, waxaana uu ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni ee gobolka Jubbada Hoose. Dagaalka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan oo ka khudbeeyay Madal Caalemi ah

Antalya March 02, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay shirka Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya ee dalka Turkiga, ayaa ka hadlay mustaqbalka wanaagsan ee Soomaaliya iyo muhiimadda ay leedahay in la xasiliyo marinnada muhiimka ah oo ay ku jirto Badda Cas. Madaxweynaha ayaa tilmaamay hiigsiga dowladda Federaalka Soomaaliya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga UK oo booqday Kiinya iyo Soomaaliya

Muqdisho March 02, 2024 (QJ) -Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga UK, James Stephen Heappey, ayaa soo gabagabeeyay booqasho uu ku tagay dalalka Soomaaliya iyo Kenya, isagoo la kulmay madaxda sare iyo taliyeyaasha difaaca oo uu kala hadlay sare u qaadista iskaashiga dhanka difaaca iyo tayada ciidamada. Wasiiru dowlaha Gaashaandhigga UK oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

US C-130s delivers Aid to Gaza

Gaza March 02, 2024 (QJ) -The United States has begun providing humanitarian aid to Gaza, as stated by senior American officials. President Joe Biden recently announced that the United States would initiate aid delivery to Gaza, where tens of thousands of people are in dire need. Three C-130 aircraft delivered humanitarian aid to Gaza on […]

Posted in news in English | Read More »

Madaxdhaqameedka Awdal oo ka horyimi heshiiska Badda

Lug-haya March 01, 2024 (QJ) -Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal, gaar ahaan kuwa degan magaalada Lug-haya, ayaa isu-soo-baxay si ay isula jaan-qaadaan dedaallada ilaalinta xeebahooda ee ka dhanka ah damaca Itoobiya ee dhulkooda. Madax dhaqameedkan ayaa ku nuuxnuuxsaday waajibka muqadaska ah ee ah difaaca iyo ilaalinta midnimada Soomaaliya. Hogaamiyayaasha hidaha iyo dhaqanka ee gobolkan ayaa ku baaqay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada dawlada iyo kuwa huwanta oo weerara Shabaab ku sugnaa Galdaguud

Muqdisho March 01, 2024 (QJ) -Ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dalalka saaxiibada la ah ayaa howlgal milateri ka sameeyay deegaanka Cali Yabaal oo ku dhow degmada Ceeldheer iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Galgaduud. Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Ajaanib ah ayaa howlgalladaasi waxa ay ku bartilmaameedsadeen Maleeshiyaad ka tirsan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

IFAD oo maalgelineysa Beeraleyda Soomaaliya

Muqdisho March 01, 2014 (QJ) -Wasiirada Maaliyadda, Beeraha, Qorsheynta iyo Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa kulan muhiim ah la qaatay Wakiilka Sanduuqa Horumarinta Beeraha Adduunka ee IFAD ee Soomaaliya. Intii uu socday kulanka ayaa Wasiirada Soomaaliya iyo Wakiilka IFAD ee Soomaaliya waxa ay ku soo gebagebeeyeen heshiis la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israeli forces kill 140 in Gaza

Gaza March 01, 2024 (QJ) -Around 140 Palestinians were killed in the city of Gaza after Israeli forces launched airstrikes, as these people attempted to get food from the humanitarian aid convoy in the besieged Gaza Strip. President Joe Biden of the United States stated that American officials are monitoring the “conflicting reports” emerging from […]

Posted in news in English | Read More »

UK oo ku khasabtay Muuse sexeexa xeerka Doorashooyinka una sheegay in Heshiiska badda yahay sharci daro

Hargeysa March 01, 2024(QJ) – Safiirka UK ee Soomaaliya Mike Nithavriankis oo haatan booqasho ku jooga Hargeysa ayaa la soo sheegayaa in uu Muuse Biixi la wadaagay mowqifka dalkiisa ee doorashooyinka Madaxtooyada iyo heshiiska badda ee uu lagalay Itoobiya. Safiirka ayaa Muuse u iftiimiyay cawaaqib xumida ka dhalan karta hadii uu sii ado ishortaaga nidaamka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo Soomaaliya ku eedeysay dil iyo afduub

Hargeysa February 29, 2024 (QJ)-Xukuumadda Somaliland ayaa dawladda Soomaaliya ku eedaysay inay geysatay dambiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin dil, afduub iyo xad-gudubyo ka dhan ah dadka ka soo jeeda Somaliland ee deggan magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirrada ee maanta oo uu u akhriyay Wasiirka Warfaafinta, Cali Maxamed Xasan, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »