Home » 4:58 am Entries posted on “March, 2024”

Madaxda NISA iyo MI6 oo kawadahadlay xog isweydaarsi

London March 04, 2024 (QJ) -Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka oo booqasho ku jooga dalka Ingiriiska ayaa la kulmay Taliyaha Hay’adda MI6 Richard Moore. Labada mas’uul ayaa ka wada hadlay sare u qaadida xiriirka iyo wadashaqeynta labada hay’adood, is-dhaafsiga sirdoonka, la dagaalanka argagixisada, iyo sidii la isku dhaafsan lahaa khibradaha shaqo ee hay’adaha sirdoonka. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

RW Soomaaliya oo furay Madasha Isku-xirka Horumarinta

Muqdisho March 05, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta shir-gudoomiyay Madasha Isku-xirka Horumarinta, iyadoo lagu soo bandhigay waxyaabihii u qabsoomay dowladda, caqabadaha jira, iyo talooyin ku aaddan sidii la isku waafajin lahaa qorshayaasha qaranka iyo barnaamijyada horumarineed ee ay taageerayaan dowladda iyo saaxiibada caalamka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku booriyay hay’adaha deeqaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qarax lala beegsaday ciidamada Booliska Muqdisho

Muqdisho March 05, 2024 (QJ) -Qarax miino oo wadada dhinaceeda lagu aasay ayaa maanta ka dhacay degmada Heliwaa ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa lala beegsaday gaari ay wateen ciidamada booliska. Sida ay sheegayaan wararka qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Shaaciye ee degmada Heliwaa, iyadoo goob joogayaal ay sheegeen in xilliga qaraxa uu dhacayay gaari ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo si rasmi ah ugu biirtay bulshada Bariga Afrika

Entebbe March 04, 2024 (QJ) -Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay ururka Bariga Afrika ee EAC, kaddib munaasabad maanta ka dhacday dalka Ungandha. Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo u qaabilsanaa ku biiritaanka Soomaaliya ee EAC […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya iyo UK oo kawadahadalay iskaashi

Muqdisho March 04, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Wasaaradda Arrimaha Dibadda Britain oo uu hoggaaminayay ku-xigeenka Xoghayaha Joogtada ah ee Arrimaha Dibadda iyo Horumarinta, Sir Philip Barton. Kulanka ayaa looga hadlay kor u qaadista iskaashiga iyo xiriirka weyn ee ka dhaxeeya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

US Demands Gaza ceasefire

WASHINGTON (SD) -Vice President of the United States Kamala Harris on Sunday issued a strong call for significant humanitarian aid to be delivered to Gaza, saying that people in the region are “starving” amid “inhumane” conditions while urging Israel to ease restrictions and allow much-needed supplies in, marking the strongest criticism yet from a senior […]

Posted in news in English | Read More »

Pooliiska Puntland oo qabtay qalab lku socday ISIS

Garoowe March 03, 2024 (QJ) -Ciidamada Booliska Puntland gaar ahaan qeybta Gobolka Nugaal ayaa deegaanka Kontaroolka Galbeed ee magaalada caasimadda ah ee Garoowe ku qabtay gaari iyo qalab loo waday kooxaha ka dagaalama buuraleyda Puntland. Ciidamada ayaa gaariga la wareegay, waxayna xabsiga dhigeen shaqsiyaadka la qabtay oo tiradooda lagu sheegay 5 ruux oo kala ahaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomalaiya oo qiimeyensa maaliyada dalka

Muqdisho March 03, 2024 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige, ahna ku simaha Wasiirka Qorsheynta ahna Guddoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta furay shirka dib u habeynta Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya iyo Sanduuqa Lacagta Adduunka (IMF), kaas oo socon doona muddo toddobaad ah. Shirkan oo maanta billowday ayaa waxaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Turkiga oo sheegay in uu dhexdhexaadinayo Soomaaliya iyo Itoobiya

Antalya March 03, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya kula kulmay Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan. Kulanka oo ka dhacay Madasha Diblomaasiyadda ee Antalya ayaa waxaa looga hadlay xoojinta xiriirka ka dhexeeya Turkiga iyo Soomaaliya, dadaallada la xiriira la-dagaalanka argagixisada, iyo sidoo kale arrimaha gobolka iyo caalamka. Intii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israel suspends ceasefire talks with Hamas

Cairo March 03, 2024 (QJ)  -An Israeli official told the media today that Israel is not sending a delegation to Cairo to participate in talks on a cease-fire agreement and the release of Israeli hostages. The official said that Hamas did not respond to two demands made by Israel, namely: a list of hostages, indicating […]

Posted in news in English | Read More »