Home » 11:08 pm Entries posted on “February, 2024”

Wasiirada Maaliyada dawlada dhexe iyi kuwa Gobolada oo kulmay

Muqdisho February 02, 2024 (QJ) -Wasiirada Maaliyadda ee dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maanta isugu yimid kulan dhanka internetka ahaa oo looga hadlayay sidii dib loogu soo nooleyn lahaa hanaanka maaliyadda dalka, kadib markii la soo gaba gabeeyay hanaanka deyn cafinta Soomaaliya. Wasiirada ayaa isku raacay inay lama huraan tahay hirgelinta istaraatiijiyado cusub […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

US sanctions Israeli settlers for violence in West Bank

Washington February 02, 2024 (QJ) -The United States Department of State has announced its first sanctions under the new executive order targeting those responsible for violence against civilians in the West Bank. The newly imposed sanctions, which freeze their financial assets and prohibit them from entering the United States, have targeted four individuals with Israeli […]

Posted in news in English | Read More »

NISA oo sheegtay in ay hawada ka saartay baro ay lahaayeen Al Shabaab

Muqdisho February 01, 2024 (QJ) -Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka Somaliya (NISA), ayaa ku dhawaaqday in lagu guuleystay in la xiro mareegaha ugu waaweyn ee kooxda Al-Shabaab ay ku faafin jirtay wararka. War kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in la burburiyay 14-Website oo xiriir la lahaa Al-shabaab. Mareegaha la xanibay waxaa ka mid […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Amniga Soomaaliya oo looga shiray UAE

Dubia February 01, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dalka Imaaraadka Carabta kaga qeyb galay shir looga hadlayay amniga Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay wadamada sida weyn u taageera amaanka dalka sida Imaaraadka, Qatar, Mareykanka, UK iyo Turkiga. Shirka ayaa diiradda lagu saaray sidii dowladda Soomaaliya looga taageeri lahaa la dagaallanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo markale noqotay dalka ugu Musuqa badan noqotay

Muqdisho February 01, 2024 (QJ) -Hay’adda caalamiga ah ee baarta musuqmaasuqa, Transparency International, ayaa soo saartay warbixinteeda sanadlaha ah ee ku saabsan heerka musuqmaasuqa ee loo yaqaano CPI. Warbixintu waxay soo saartay baaritaan ay ku sameysay 180 waddan, iyada oo mid kasta loo qoondeeyay 100 dhibcoood. Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu musuq-maasuqa badan, iyadoo heshay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hamas considering a new ceasefire plan

Paris February 01, 2024 (QJ) -Global efforts to find a lasting ceasefire in Gaza have intensified in recent days, as Israeli forces continue their intense military operations in Gaza. According to reports, Hamas is said to be considering a proposed plan for a six-month truce in Gaza. This development follows diplomatic talks held in Paris […]

Posted in news in English | Read More »

Guurtida iyo Wakiilada oo markale Muuse Biixi dhiiridii ka saaray

Hargeysa January 31, 2024 (QJ) -Golaha Guurtida iyo Wakiilada Somaliland ayaa go’aan ka gaadhay sidii loo ansixin lahaa xeerka doorashooyinka ee xeer Lr.91. Waxa ay isla garteen in golaha guurtidu ay dib ugu celiyaan xeerkan madaxweyne Biixi, isla markaana uu madaxweyne Biixi dib ugu celiyo golaha wakiilada, isla markaana dib loo bilaabo hawshaasi. waxa kale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

ATMIS oo soo gunaaday dhimida ciidamada ka jooga Soomaaliya

Moqdisho January 31, 2024 (QJ) -Taliska ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS ayaa shaaca ka qaaday in dhowr xarumood oo ciidamada ay ku wareejiyeen dowladda Soomaaliya, taasi oo ka dhigan in la soo gaba gabeeyay wajigii labaad ee ka bixitaanka ciidamada ATMIS. Alhaji Sarjoh Bah oo ah Agaasimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga ee Guddiga Midowga Afrika […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo dalbatay shir degdega oo IGAD isugu timaado

Addis Ababa January 31, 2024 (QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa ka codsatay urur goboleedka IGAD in shir deg deg ah ay isugu yimaadaan madaxda IGAD si ay uga wada hadlaan xiisadda ka dhalatay heshiiska badda ee Itoobiya iyo Somaliland. Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Itoobiya, ayaa qoraal ay soo saartay waxay ku boorisay dowladda Jabuuti oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mareykanka oo mar kale difaacay midnimada Soomaaliya

Washington January 31, 2024 (QJ) -Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ku celisay mowqifkeeda ku aadan heshiiskii dhawaan dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland, iyadoo sheegtay inay la safan yihiin IGAD, hay’adaha caalamiga ah iyo saaxiibada kale ee Midowga Afrika si ay u taageeraan midnimada dhuleed iyo maamul loo dhan yahay ee Soomaaliya, taasoo ay tahay in laga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »