Home » 5:50 am
Entries posted on “February, 2024”
Hargeysa February 07, 2024 (QJ) -Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa sheegay in xadhiga Abwaan Cabdiraxmaan Aadan Ibraahim (Abees) oo shalay maxkamadda degmada Hargeysa ay ku xukuntay sanad iyo lix bilood oo xadhig ah uu yahay mid siyaasadaysan. Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani, Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in xadhiga Abwaanka loo maray sifo sharciga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho February 07, 2024 (QJ) -Kulan ujeedadiisu tahay soo bandhigista iyo falanqaynta Istiraatiijiyadda Qaran ee ka hortagga Xagjirnimada, ayna soo qaban qaabisay Hay’adda Tubsan ayaa ka furmay magaalada Muqdisho. Kulanka Istaraatiijiyadda La-dagaalanka Argagaxisada ayaa waxaa ka soo qeyb galay Agaasimaha Hay’adda Tubsan, Diblumaasiyiin Caalami ah, Wakiilo ka kala socday Hay’adaha kala duwan ee QM, ATMIS, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe February 07, 2024 (QJ) -Recent reports coming from Puntland regions indicate that security forces have conducted operations capturing individuals suspected of involvement in illegal activities, including piracy and smuggling weapons. The operation took place in the Raas Caseer region, resulting in the arrest of three individuals. The regional commander of the area, Brigadier Fu’aad […]
Posted in news in English | Read More »
Gaza February 07, 2024 (SD) -The United Nations has reported that severe malnutrition among children, especially those under the age of five, and pregnant and breastfeeding women in Gaza, remains a “significant concern.” The latest report from the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA) indicates that acute malnutrition has been observed in […]
Posted in news in English | Read More »
In 2024, the Horn of Africa region saw significant political turmoil. In the beginning of the New Year, Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed and President Muse Bihi Abdi of Somaliland, reached a MoU. This agreement will grant Ethiopia, a landlocked country, with instant and unrestricted access to the Red Sea for military objectives. Upon initial […]
Posted in Features | Read More »
Mogadishu February 06, 2024 (QJ)-Several mortars fell today in the Bakara market in Mogadishu, resulting in casualties. The mortars hit commercial centers while many people were working there. Videos from the scene showed injured people calling for help. About ten people were killed in the attack, and people with serious injuries were rushed to the […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho February 06, 2024 (QJ) -Tiro hoobiyeyaal ah ayaa maanta ku dhacay suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka dhasheen khasaare dhaawacyo ah. Hoobiyayaasha ayaa ku dhacay xarumo ganacsi xilli ay halkaasi ku sugnaayeen dad badan oo ka adeeganayay. Muuqaallo lagasoo duubay goobta ayaa muujinayay dad dhaawac ah oo dalbanaya caawimaad. weerarka ayaa waxaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kampala February 06, 2024 (QJ) -Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/guuto Ibraahim Sheekh Muxudiin oo maalmahan ku sugnaa dalka Uganda ayaa la kulmay Taliyaha Ciidanka Milatariga Uganda Gen. Wilson Mbadi. Labada Taliye ayaa ka wada hadlay iskaashiga iyo xoojinta xiriirka iskaashi ee labada dal, iyadoo dowladda Uganda ay ballan qaaday inay Soomaaliya ka taageeri doonto […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho February 06, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in damaca Itoobiya ee ku aaddan badda Soomaaliya uu yahay xad-gudub aan la aqbali karin oo aan loo dulqaadan karin, balse wuxuu carrabka ku dhuftay inay diyaar u yihiin inay wadahadal la galaan haddii xukuumadda Addis Ababa ay ka baxdo heshiiskii ay la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa February 06 2024 (QJ)-Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed oo maanta hortagay Golaha Wakiilada Itoobiya ayaa ka jawaabay su’aalo ay wakiiladu ka weydiiyeen heshiiskii dhinaca badda ee dhawaan dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland. Abiy Axmed ayaa sheegay in dowladda Itoobiya aysan marnaba dooneyn in ay colaad la gasho Soomaaliya. Wuxuu ku eedeeyay dalal uusan magacaabin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »