Home » 11:06 pm
Entries posted on “February, 2024”
Muqdisho February 13, 2024 (QJ) -Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si wadajir ah u soo saaray war-saxaafadeed ay ku sheegeen inay ku guul-darreysteen inay dhexdhexaadiyaan madaxweynaha dowladda federaalka Xasan Sheekh iyo madaxweynaha maamul-goboleedka Siciid Deni. Qoraalkooda ayay ku xuseen in labadii madaxweyne ee hore ay isku afgarteen in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa February 2024 (QJ) -Wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya ahna sii hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad) ayaa magaalada Addis Ababa uga qeyb galaya shir madaxeedka 44-aad ee madaxda Midowga Afrika. Shirkan oo lagu wado in uu qabsoomo 14-ka ilaa 15-ka bishan February ayaa waxaa ka qayb galaya madax badan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho February 12, 2024 (QJ) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kulan wadatashi ah la qaatay xubnaha haweenka ah ee ka kala tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa la wadaagay qorshaha dowladda ee dhameystirka howlaha horyaalla, hanaanka dowlad dhisidda, Dastuurka, iyo dib u dhiska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bossaso Fubruary 10, 2024 (QJ) -Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland oo fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso ayaa xukun min toban sano ah ku xukuntay afar qof oo lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-Shabaab. Afar ka mid ah dadka la xukumay oo rag ah ayaa lagu eedeeyay in ay taageero siinayeen kooxda Al-Shabaab. Maxkamada ciidamada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi February 10, 2024 (QJ) -Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa shaaca ka qaaday in ay kala baxeen 5,000 oo Askari Soomaaliya, islamarkaana ay ku wareejiyeen 13 Saldhig oo Milatari ah Ciidamada amaanka Soomaaliya, taasi oo soo gabagabeysay wajiyadii koowaad iyo labaad ee dhimista ciidamada ATMIS dalka ka jooga. Taliyayaasha ugu sareeya ciidamada Midowga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho February 10, 2024 (QJ) -Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay in dalka uu ka mid noqdo ururka Bariga Afrika ee EAC. Ansixinta Baarlamaanka ayaa heshiiskan u gogol xaareysa dhameystirka xubinimada Soomaaliya ee ururka, oo EAC ay u qabatay muddo lix bilood ah in lagu dhameystiro heshiiska. Golaha Wasiirada ee Wadamada Bariga Afrika […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho February 10, 2024 (QJ) -Taliyeyaal ka mid ahaa ciidamada Imaaraadka ayaa lagu dilay weerar maanta ka dhacay xerada tababarka ciidamada ee Jeneraal Gordon ee magaalada Muqdisho, kadib markii lagu beegsaday askar ka tirsan ciidamada milateriga dowladda iyo kuwa imaraadka. Askariga weerarka geystay ayaa la sheegay in uu rasaas ku furay Taliyeyaasha Imaaraatka Carabta xilli […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington February 10, 2024 (QJ) -The United States may withdraw its military support for Israel’s attacks on the Rafah area of Gaza City if there is no clear plan to address more than a million displaced civilians, as Deputy Spokesperson of the US State Department Vedant Patel stated. Patel emphasized that US Secretary of State […]
Posted in news in English | Read More »
Istabul February 10, 2024 (QJ)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Turkiga ayaa kulan la qaatay Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga Yasar Güler. Kulanka dhexmaray Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa dalka Turkiga Yasar Güler ayaa waxaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal, sugidda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington Feb 10, 2024 (QJ) -Maraykanku waxa laga yaabaa in uu taageeradiisa milatari kala noqdo weerarrada ay Israa’iil ku hayso degaanka Rafah ee magaalada Gaza, haddii aanu jirin qorshe cad oo wax lagaga qabanayo in ka badan hal milyan oo rayid ah oo barakacayaal ah, sida uu sheegay ku xigeenka afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »