Home » 12:37 am Entries posted on “February, 2024”

Mareykanka oo markale ka horyimi xabadoojin ka hirgasha Qasa

NY (QJ) -Safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield, ayaa muujisay sida ay uga soo horjeedaan soo jeedinta Aljeeriya ee ku boorinaysa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in ay qaataan qaraar ku saabsan joojinta degdegga ah ee colaadda Gaza, taas oo muujinaysa in Washington aysan u janjeerin inay taageerto. War qoraal ah oo ay soo saartay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gollaha Wakiilada Somaliland oo markale ansixiyay xeer Lr. 14 iyo 19

Hargeysa February 18, 2024 (QJ) -Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Golahaasi Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa lagu ansixiyey Xeerarka cusub ee Doorashooyinka Somaliland. Golaha oo ku fadhiyay 73 mudane, waxa ay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen xeer Lr.14, kaas oo ay golaha guurtidu shalay ku ansixiyeen 59 cod. Sidoo kale, Xeer […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Askar Gabar 13 jir ah oo Garoowe lagu kufsaday

Garoowe February 18, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland ayaa ku waramaya in rag ku labisan dareeska ciidamada booliska ay fara xumeeyeen gabar yar oo 13 jir ah oo barakacayaal ah. Sida ay ku warameen warbaahinta maxaliga ah ee Puntland iyo dad goob joogayaal ah, shilkan ayaa saaka aroortii ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo Africa ka dalbatay in Itoobiya la canbaareeyo

Addis Ababa February 18, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo ka hadlayay shir madaxeedka 37-aad ee Midowga Afrika oo ka furmay magaalada Addis Ababa ayaa ugu baaqay xubnaha Midowga Afrika in ay si wadajir ah u cambaareeyaan damaca dhul balaarsiga ah ee Itoobiya. Ra’iisul Wasaare ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guurtida Somaliland oo markale ansixisay xeer 91

Hargeysa February 17, 2024 (QJ) -Golaha Guurtida Somaliland ayaa marlabaad cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka doorashooyinka Somaliland xeer Lr.91. Golaha guurtida Somaliland ayaa wax ka bedel ku sameeyay xeerka doorashooyinka ka dib markii uu dhawaan madaxweynuhu dib ugu soo celiyay golayaasha sharci dejinta kadib markii ay soo baxeen qodobo la isku khilaafay. Golayaasha Guurtida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo Mareykanka ku eedeeyay dilka Dhakhaatiir

Jilib Februry 17, 2024 (QJ) -Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in ay dhinteen labo dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba, kuwaasi oo muddo sanado ah afduub loogu heystay degmada Jilib. Warbixin ay soo saartay kooxdaasi ayay ku sheegtay in dhaqaatiirtan lagu dilay weerar ay ciidamada Mareykanka ee taageeraya ciidamada Soomaaliya ka fuliyeen magaalada Jilib. Dhakhaatiirta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirada Maaliyadaha dalka oo ka shiray dhaqaalaha

Muqdisho February 17, 2024 (QJ) -Shir ay isugu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada dalka, iyo Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa horumarinta dhaqaalaha, hannaanka maaliyadda dalka, iyo mideynta canshuuraha dalka. Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo si rasmi ah u furay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo carqaladeysay wefdi uu hogaaminayay Madaxweyne Xasan

Addis Ababa February 17, 2024 (QJ) – Ku-simaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad, ayaa faah faahin ka bixiyay dhacdadii dhawaan lagu hor istaagay wafdigii Madaxweynaha Soomaaliya ee ku sugnaa Addis Ababa oo ka qeyb geleyay Shir Madaxeedka Midowga Afrika. Cali Balcad waxa uu sheegay in aroortii Madaxweynaha oo damacsanaa in uu ka baxo Hotelka, si […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hamas to respond to ceasefire offer

QATAR (QJ) -Negotiations for a cease-fire deal in Gaza appear to be strained. The high delegation from Israel has returned from Cairo, and there has been no news from Hamas regarding their position in the past few days. Hamas this month made a detailed proposal for a four-and-a-half-month ceasefire and prisoner exchange deal. Israeli Prime […]

Posted in news in English | Read More »

C/Raxmaan C/Shakuur oo eedeeyay safarka madaxweyne Xasan

Muqdisho February 16, 2024(QJ)-Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federalka Somaliya, C/raxmaan C/shakuur Warsame, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku dhaliilay safar uu ku tagay dalka Itoobiya. C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa go’aanka Madaxweyne Xasan Sheekh ku tilmaamay mid lagu degdegay oo aan si taxadar leh looga fiirsan. Wuxuu sheegay in dowladdu ay dooneyso inay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »