Home » 3:07 am
Entries posted on “November, 2023”
Tel-aviv November 05, 2023 (QJ) -Wasiirka dhaqanka ee Israa’iil, Amichai Eliyahu, ayaa maanta oo Axad ah sheegay in “Mid ka mid ah tilaabooyinka Israa’iil ee dagaalka Qasa uu yahay isticmaalka hubka nukliyeerka.” Wasiirka oo ka tirsan garabka midig ayaa wareysi uu siiyay idaacada ku sheegay in adeegsiga hubka nukliyeerka uu ahaado mid ka mid ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo ka hadlay xadhiga Dhalinyaro lagu xidhay magaalada Boorama, waxaanu ku baaqay in la sii daayo dhalinyarada xidhan. Dhalinyaradu waxay ka cabanayeen awood qaybsi la’aanta Somaliland. Afhayeenka Xisbiga Maxamed Faarax Cabdi oo warbaahinta kula hadlay magaalada Boorama, ayaa xukuumadda ku cambaareeyay xadhiga dhalinyaradaasi. “Waxaanu leenahay waar halaga daayo dhallinyarta cabudbinta, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Beirut November 05, 2023 (QJ) -Hoggaamiyaha kooxda Xisbullah ee dalka Lubnaan, Nasrallah, ayaa markii ugu horreysay Jimcihii ka hadlay colaadda Gaza. Nasrallah ayaa sheegay in ay u aargudi doonaan dadkii ku dhintay iska horimaadyada ka dhacay xadka koonfureed ee Lubnaan. Hogaamiyaha Xisbullah ayaa sheegay in ay diyaariyeen ciidamadooda, waxa uu sheegay in aysan joojin doonin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 04, 2023 (QJ) -Maxkamadda ciidamada Uganda oo fadhiisaneysa magaalada Muqdisho ayaa Khamiistii ku dhawaaqday in laba sarkaal oo sare oo ka tirsan ciidamadooda ay wajahayaan maxkamadda ciidamada qalabka sida iyaga oo lagu soo eedeeyay fulaynimo Saraakiisha ayaa la sheegay in ay danbiyada galeen intii lagu gudo jiray weerarkii Al-Shabaab, bishii May ee la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza November 04, 2023 (QJ) – Israeli warplanes yesterday struck two hospitals and a school in Gaza where wounded patients and displaced civilians had sought refuge. Israel targeted the Al Shifa Hospital and the Indonesian Hospital, along with Al Quds Hospital, causing at least 15 deaths and injuring 60 people. The wounded were being transported […]
Posted in news in English | Read More »
WASHINGTON (QJ) -The Wall Street Journal has published a report indicating that North Korean leader Kim Jong-un has ordered support for the Palestinian people in their conflict with Israel. The report, citing sources in South Korean intelligence, suggests that there are suspicions that Kim Jong-un may even be providing financial support to various Palestinian organizations. […]
Posted in news in English | Read More »
Mogadishu November 03, 2023 (QJ) – Warbaahinta taageerta Xamaas iyo warbaahinta kale ee Bariga Dhexe ayaa si weyn baahisay hadaladii shalay ka soo yeeray Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ee ku aadanaa xaaladda Gaza iyo caqabadaha haysta shacabka Falastiin. Shabakadda Quds News Network oo taageerta Xamaas Twitter-ka ayaa la wadaagtay muuqaal Video ah oo laga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kismayo November 03, 2023 (QJ) -The Juba River has flooded in the districts of Luuq and Doolow in the Gedo region of Southern Somalia, and the situation is reported to be severe. The flooding, which began recently, has inundated farms and neighborhoods in Luuq and Doolow, displacing many families. Floodwaters have submerged homes and are affecting […]
Posted in news in English | Read More »
President Said Abdulai Deni, in a speech to army officers in a camp near Garowe on October 29, 2024, revealed an ominous path for the country when he basically declared war on his opposition. President Deni knows that the election he is trying to hold on February 25, 48 days after his term will have […]
Posted in Features | Read More »
-Qaramada Midoobay ayaa markii ugu horeysay sheegtay in aysan si rasmi ah u aqoonsanayn SSC-Khaatumo maamul-goboleed ka dib markii dhawaan dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ay cadaysay inay aqoonsan tahay madaxda Khaatumo. Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Catriona Laing oo wareysi siisay Mustaqbal Media ayaa sheegtay in SSC-Khaatumo aan si rasmi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »