Home » 6:27 pm
Entries posted on “November, 2023”
Gaza November 08, 2023 (QJ) -A convoy of Red Crescent vehicles carrying medical aid to Al Quds Hospital was reportedly attacked, Some of the drivers were injured. The convoy of vehicles of the Red Crescent then changed course and went to the Al Shifa hospital where they delivered the medicines. It is unknown who opened […]
Posted in news in English,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 07, 2023 (QJ) -Qarax xooggan ayaa lagu soo warramayaa in caawa fiidkii uu ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho, kaasoo saameyntiisa laga dareemay meelo badan. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in qaraxa uu burbur xoogan ka soo gaaray xarunta Barwaaqo ee degmada Dayniile oo ay degan tahay mid ka mid ah shirkadaha […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu November 07, 2023 (QJ) -Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa ka warbixisay hawlgal ballaaran oo ciidamada ammaanka ay maanta ka sameeyeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose. NISA ayaa xaqiijisay in howlgal qorsheysan lagu soo qabtay ilaa 28 ruux oo 25 ka mid ah ay sheegeen in ay damacsanaayeen ka mid noqdaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington November 07, 2023 (QJ) -The U.S. military personnel stationed in Iraq and Syria have been targeted in drone or rocket attacks by groups believed to be supported by Iran at least 38 times over the past few weeks, including six recent attacks, according to the Pentagon. Military officials said most of these attacks were […]
Posted in news in English | Read More »
Gaza November 07, 2023 (QJ)-Today marks one month since Hamas launched an attack on Israel on October 7th of this year, killing 1400 people and taking about 200 hostages. Israeli forces have been conducting airstrikes since and have launched ground assaults killing more than 10 thousand people mostly women and children. The United Nations Secretary-General, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe November 06, 2023 (QJ)- Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdi Faarax Siciid (Juxa), oo warfidiyeenka kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Puntland, kaasoo saameyn ku leh doorashada maamul goboleedyada. Juxa ayaa ku nuux nuuxsaday in ay ku guulaysteen in ay ka gudbaan marxaladii ugu horeysay ee hanaanka doorashada oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baydhabo November 06, 2023 (QJ) -Shalay ayaa magaalooyinka Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed iyo Gaalkacyo ee Puntland waxaa ka da’ay roobab mahiigaan ah oo ka dhashay daadad xooggan oo saameeyay qeybo badan oo kamid ah magaalooyinkaas. Daadadka ayaa gudaha u galay xaafado ka tirsan labada magaalo, kuwaasoo geystay khasaare lixaad leh, waxaana guryo badan soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington November 06, 2023 (QJ) -Israel has requested the United States to provide 24,000 riffles, according to the New York Times. This request has raised concerns within the U.S. Congress and the State Department, as they believe that Israel may distribute these weapons to Jewish civilians in the West Bank. On the other hand, the […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho November 05, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta kormeer ku tagey xarunta dhexe ee Gurmadka Abaaraha ee heer Qaran, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyey mas’uuliyiin ka tirsan Hay’addaasi. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac ayaa walaac xoogan ka muujiyay dadka Soomaaliyeed ee dhibaatadu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mudisho November 05, 2023 (QJ) -Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta magaalada Muqdisho ka bilowday dhageysiga dacwad loo heysto 11 mas’uul oo ka tirsan maamulka degmada Hodan ee gobolka Banaadir, kuwaasi oo lagu eedeeyay musuq maasuq. Shaqsiyaadka la eedeeyay oo ay ku jireen saddex dumar ah, ayaa xilal kala duwan ka soo qabtay Guddoomiyaha Degmada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »