Home » 7:46 pm Entries posted on “November, 2023”

Arab and Islamic leaders condemn Israel for its recent actions in Gaza

Riyadh November 11, 2023 (QJ) -The recent emergency summit of Arab and Islamic leaders held in Riyadh issued a strongly worded statement condemning Israel for its recent actions in Gaza. They accused Israel of committing war crimes, violating international law, and perpetrating atrocities against the Palestinian population. In a press release, the summit called for a […]

Posted in news in English | Read More »

Wakiilka QM oo Garoowe u tegay khilaafka doorashooyinka

Garoowe November 11, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga madaxtooyada Garoowe kula kulmay wafdi ay hoggaaminayso ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Liang. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya iyo sidii Puntland ay gacan uga geysan lahayd arrimaha muhiimka ah ee qaranka. Madaxweyne Deni iyo Catriona Liang […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SSC-Khaatumo oo lagu eedeeyay weearar Shacab

Oog November 10, 2023 (QJ) -Maamulka SSC-Khaatumo ayaa Somaliland ku eedeeyay inay weerar ku soo qaadeen degmooyin ka tirsan gobolka Sool, kadib dagaal ka dhacay deegaanka Buqdhaarkey ee gobolka Sool. Baraha bulshada ayaa lagu arkayaa sawirada askar iyo saraakiil laga qabtay ciidamada Somaliland ee ku lug lahaa colaada, kuwaasoo maamulka Khaatumo uu ku andacoonayo in lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo Buulo-Mareer ku weeraray ATMIS

Buulo-Mareer November 10, 2023 (QJ) -Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS iyo Al-Shabaab ayaa dagaal maanta ku dhexmaray degmada Buulo-Mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose. Dagaalka ayaa billowday kaddib markii Al-shabaab ay weerar ku qaadeen saldhigga ciidamada Uganda ee Buulo-mareer, iyadoo dagaalka uu socday muddo saacado ahaa ayaa waxaa ka dhashay khasaare kala duwan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN to give $25 million in aid to address the ongoing flood crisis in Somalia

Mogadishu November 10, 2023 (QJ) -The humanitarian agencies of the United Nations have announced that they will give $25 million in aid to address the ongoing flood crisis in Somalia, which has affected approximately 1.2 million people. The United Nations and its humanitarian partners estimate that 1.6 million people will need assistance during the upcoming drought period […]

Posted in news in English | Read More »

Number of Deaths in Gaza reached 11, 078

Gaza November 10, 2023 (QJ) -The number of civilians killed by the Israeli airstrikes in Gaza reached 11,078 today, Friday. Among them, more than 4,500 are children. Additionally, the casualties include 3,027 women and 678 elderly individuals. The number of fatalities among healthcare workers and medical officials has risen to 198, with 53 ambulances have […]

Posted in news in English | Read More »

SSC-Khatumo iyo ciidan beeledyo ku dagaalamay Sool

Oog November 09, 2023 (QJ)-Waxaa soo baxaya warar ku saabsan dagaal culus oo maanta mar kale ka dhacay duleedka magaalada Ooag ee gobolka Sool, kaasoo ay ku lug lahaayeen ciidamo beeleedyo reer Somaliland ah iyo kuwa SSC-Khaatumo. Xiisadan oo aad u xooggan ayaa la sheegay inay hadda ka taagan tahay deegaanka Buq-Dharkayn oo ku dhow […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Blinken talks up Palestinian statehood i n Japan

Tokyo November 09, 2023 (QJ)  -The U.S. Secretary of State, Anthony Blinken, has called on a state for the Palestinians that includes United West Bank and Gaza Strip, once the current conflict ends. This is a step that could make Palestine a full-fledged state. The U.S. government’s stance emphasizes the need for a ceasefire between […]

Posted in news in English | Read More »

Dagaaladii Sool oo dib u bilowday

Laascaanood November 08, 2023 (QJ) -Wararka ka soo baxaya gobolka Sool ayaa xaqiijinaya in maanta uu dagaal ku dhex maray ciidamada SSC iyo ciidamada Somaliland duleedka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Iskahorimaadka xooggan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka dhacay tuulada Buqdharkin, oo ku taal galbeedka magaalada. Ilo deegaanka ah ayaa warbaahinta u sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gawaari dawo u siday Al Qudus Hospital oo la duqeeyay

Qasa November 08, 2023 (QJ) -Gawaari Bisha Cas leedahay oo u siday gargaar caafimaad Isbitaalka Al Quds ayaa la weeraray maanta. Qaar ka mid ah darawalada ayaa ku dhaawacmay. Kolonyada gawaarida Bisha Cas ayaa markaa u socday isbitaalka Shifa halkaas oo ay u sideen daawooyinka. Lama oga cidda weerartay kolonyada, oo ka koobnaa 5 baabuurta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »