Home » 3:46 pm Entries posted on “November, 2023”

RW Ku-xigeenka oo booqday degaanada fataahadu saameysay ee Beydhabo

Baydhabo November 14, 2023 (QJ) -Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ayaa u kuur galayay xaaladda dadka ay saameeyeen roobabkii dabeylaha watay ee El Nino. Saalax oo ay wehlinayaan mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda ka hortagga masiibooyinka Soomaaliya (SODMA), xubno ka socday hay’adaha gargaarka, iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kuliyada Jaale Siyaad oo la weeraray mar kale

Muqdisho November 13, 2023 (QJ) -Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadooda ay dileen shaqsi doonayay inuu xoog ku galo Dugsiga ciidanka Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. War kooban oo ay soo saareen ciidamada ayaa lagu sheegay in aysan jirin wax khasaare ah oo soo gaaray ciidamadooda, maadaama ay toogteen shaqsigii isku […]

Posted in Sports | Read More »

QM oo Puntland ka codsatay in ay gacan ka geysato nabadeynta Sool

Garoowe November 13, 2023 (QJ) -Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday maamul-goboleedka Puntland inay qaado tillaabo nabadeed oo lagu xallinayo colaadda u dhaxaysa Somaliland iyo SSC-Khaatumo. Ms. Catriona Liang, oo ah wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ayaa ku nuux-nuuxsatay booqashadii ay ku tagtay magaalada Garoowe, halkaasoo ay Sabtidii wada hadal kula yeelatay madaxda ugu sareysa Puntland. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UN flags are lowered to half-mast to honor and mourn the 101 colleagues

NY November 13, 2023 (QJ) -UN flags are lowered to half-mast at Headquarters and offices around the world on Monday to mourn and honor our colleagues who have been killed in Gaza in recent weeks. The UN staff also observed a minute of silence to honor and mourn the 101 colleagues from the agency who […]

Posted in news in English | Read More »

RW Xamse oo daahfuray diiwaangelin shacab

Muqdisho November 12, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah-furay nidaamka daryeelka bulshada ee midaysan ee diwaan-gelinta bulshada, kaas oo looga gol leeyahay in lagu dhimo saboolnimada iyo hubinta cuntada, iyo wax ka qabashada arrimaha ay ka midka yihiin abaaraha, fatahaadaha iyo macluusha. Ra’iisul Wasaaruhu wuxuu ku nuux-nuux saday muhiimadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo la gelshey xaalad degdeg ah

Muqdisho November 12, 2023 (QJ) -Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa kulankeedii ugu horeeyay la qaadatay Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha, kulanka waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya, Wasiiro, Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Guddiga ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, iyagoo ku nuux nuuxsaday in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saraakiil Ugaandha ka soo jeeda ooATMIS laga eryay

Muqdisho November 12, 2023 (QJ) -Saraakiil ka tirsan ciidamada Uganda oo ka tirsanaa howlgalka nabad ilaalinta Africa ee Somaliya ee ATMIS ayaa xilka laga qaaday, kaddib markii lagu eedeeyay inay ku fashilmeen xaqiijinta ammaanka saldhig ay weerareen Al-shabaab oo ku yaala deegaanka Buulo Mareer ee gobolka Shabeellada Hoose. Labada sarkaal oo lagu kala magacaabo Colonel […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al-Shifa Hospital has completely unable to provide adequate medical care

Gaza November 12, 2023 (QJ) -The spokesman for the Ministry of Health in Gaza, Ashraf al-Qudra, has stated that Al-Shifa Hospital has completely exhausted its capabilities and is unable to provide adequate medical care, especially for those suffering from injuries related to the ongoing military attacks by the Israeli forces. He emphasized that children and […]

Posted in news in English | Read More »

Shirka maalgashiga Baddaha Soomalaiya oo muqdishi ka furmay

Muqdisho November 11, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa daah furay shirka dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya, kaasi oo lagu soo bandhigayo fursadaha dhaqaale ee kheyraadka badda ee dalka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku booriyay maalgashadayaasha gudaha iyo kuwa caalamiga ah in ay ka faa’ideystaan fursadaha dhaqaale ee faraha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SNA and AS clash in Ceeldheer district

Ceeldheer November 11, 2023 (QJ) – The Somali National Army, in collaboration with local forces, has reportedly carried out a planned operation in the Ceeldheer district of the Galgaduud region, eastern Somalia, where Al-Shabaab militants have been present for some time. The Deputy Minister of Information for the Somali Government, Abdirahman Yusuf Al Cadaalada, stated that […]

Posted in news in English | Read More »