Home » 6:58 pm Entries posted on “November, 2023”

UN: Israel is targeting Schools and Hospitals

Gaza November 16, 2023 (QJ)-The United Nations Relief and Works Agency for Palestinian Refugees (UNRWA) has stated that Israel is carrying out attacks on UNRWA schools, providing shelter to displaced Palestinians. Philippe Lazzarini mentioned that Israeli forces attacked several schools in Gaza and the West Bank, violating international laws. Israeli forces also attacked the Tulkarem […]

Posted in news in English | Read More »

South Africa severs diplomatic relations with Israel

Pretoria November 16, 2023 (QJ) -South African President Cyril Ramaphosa has called on the International Criminal Court (ICC) to take action against Israel. The South African Parliament, on Thursday, passed a resolution severing diplomatic relations with Israel. The ruling African National Congress (ANC) and opposition parties, including the Economic Freedom Fighters (EFF), support the efforts […]

Posted in news in English | Read More »

Degaanada Al Shabaab ee gobolka Shabeelada hoose oo la duqeeyay

Muqdisho November 16, 2023 (QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa xaqiijinaya in duqeyn diyaaradeed lagu beegsaday deegaan ay maamulaan Al-Shabaab oo ku yaalla deegaanka Haawaay. Duqeynta ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday Hoggaanka Al-shabaab, waxaana la sheegay in khasaare loo geystay goobihii ay ku sugnaayeen. Weerarkan ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday xubno […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Burundi oo kulmay

-Bujumbara November 16, 2023 (QJ) – Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahan ku sugnaa dalka Burundi ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey, wuxuuna la kulmay dhiggiisa dalkaasi Evariste Ndayishimiye. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Ndayishimiye ayaa ka wada hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaxa oo shidaalkii u horeeyay la gaarsiiyay

Qasa November 16, 2023 (QJ) -Markii ugu horeysay shixnad shidaal ah ayaa gaarey Gaza tan iyo markii ay bilaabatay iska horimaadka u dhaxeeya Xamaas iyo Israel shan todobaad ka hor. Sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa xaqiijiyay in ay heleen 23,000 oo litir (5,060 gallon) oo shidaal ah, kaasi oo dhawaan la geeyay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo taageeray dawladnimada Falastiin

Riyad November 15, 2023 (QJ) – -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xili uu ku suganaa dalka Sacuudiga dhawaan la hadlay Warbaahinta Carabta ayaa ka hadlay khilaafka u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, isagoo sheegay in loo bahan yahay xal siyaasadeed oo lagu dhameeyo khilaafka labada dhinac. Madaxweynaha ayaa ku nuux-nuux saday in dadku aaney iska indha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Yuhuuda oo galay Cisbitaalka Al Shifa

Qaza November 15, 2023 (QJ) – Ciidamada Israel ayaa galay dhismaha cisbitaalka Al Shifa oo ah isbitaalka ugu weyn magaalada Gaza. Halkaas, oo ay ka wadaan qalalaase, argagax iyo waxyeello ay u geysanayaan bukaannada, shaqaalaha caafimaadka, iyo dadka kale ee rayidka ah. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Isbitaalka Al Shifa in ka badan 100 ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fataahado 8 ruux ku laayay Baladweyne

Baladweyne November 15, 2023 (QJ) -Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay ka dib kolkii webiga Shabeele uu ku fatahay magaalada Baladweyne 24-kii saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegeen maamulka degmada. Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tabaax Maalin ayaa sheegay in labadii maalmood ee la soo dhaafay ay fatahaada wabiga Shabeelle ay geysteen khasaarooyin isugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garaad Jaamac oo u hanjebay Somaliland

Addis Ababa November 14, 2023 (QJ) -Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka mid ah Golaha Sare ee Madax-dhaqameedka SSC-Khaatumo, ayaa digniin u diray Xukuumadda Somaliland oo uu sheegay inay Hatgeysa ugu tegi doonaan. Waxa uu ku nuux nuuxsaday in dagaalka ay kula jiraan Somaliland uusan weli dhamaan, isla markaana ay ku raadjoogaan dadka lagu eedeynayo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dalada Mucaaridka Puntland oo jedwel doorasho soo bandhigay

Garoowe November 14, 2023 (QJ) -Dallada mucaaradka Puntland ayaa maanta soo saartay jadwal cusub oo doorashada lagu muransan yahay ee baarlamaanka, madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa ee Puntland. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay dallada mucaaradka Puntland, doorashada madaxweynaha iyo ku xigeenka ayaa loo qorsheeyay in la qabto 8-da bisha Janaayo ee sanadka 2024-ka. Jadwalka la soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »