Home » 2:40 pm
Entries posted on “November, 2023”
NY November 20, 2023 (QJ) – Golaha Ammaanka ayaa kordhiyay mudada cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya, iyagoo ansixiyay Qaraarka tirsigiisu yahay 9477 November 15, 2023. ka dib shir looga hadlay xaaladda Soomaaliya, golaha ammaanka ayaa go’aamiyay in xaaladda ammaan ee Soomaaliya ay weli khatar ku tahay nabadda caalamka. Golaha amaanka ayaa sidoo kale dib u […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco November 20, 2023 (QJ) -Hay’adda Sirdoonka Qaranka Somaliland ayaa soo bandhigtay Hub, Daawooyin iyo Qalab Ciidan oo ay ku qabteen Magaalada Burco. Warbixin iyo sawirro ay ku baahiyeen boggooda Twitter-ka, NIA waxay ku sheegeen inay qabteen qalab ciidan oo isugu jira hub, rasaas, dawooyin iyo direys ciidan, kuwaas oo la sheegay in loo waday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe November 20, 2023 (QJ) -Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugida Puntland ee PISA ayaa la sheegay in ay fashiliyeen weeraro qorsheysanaa oo la doonayay in lagu waxyeeleeyo shacabka ku dhaqan magaalada Boosaaso iyo hantidooda. Sida lagu sheegay bayaan ka soo baxay PISA, hay’addu waxay ku guulaysatay inay ka hortagto weerarradaas daqiiqado ka hor intii aysan kooxda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dooloow November 20, 2023 (QJ) – -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo. Ra’iisul Wasaaraha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Doolow ku soo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka, iyo qeybaha kala duwan ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho November 19, 2023 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta qaaday tallaabo muhiim ah oo ku aadan dhaqan gelinta heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaran ay bishii May ee sanadkan ka soo baxday, kaasoo ku saabsanaa hanaanka siyaasadeed ee dalka. Dowladda ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ujeedkiisu ahaa sidii looga tashan lahaa hirgelinta hanaanka doorashada iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza November 19, 2023 (QJ)-A total of 31 premature babies were evacuated from Al-Shifa Hospital in northern Gaza along with six medical workers according to the Director General of the World Health Organization (WHO) Dr. Tedros Adhanom. Tedros stated in a letter posted on X that the children, who were seriously ill, were taken to […]
Posted in news in English | Read More »
Garoowe November 18, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu wada hadal siyaasadeed la yeesho siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda ee dhaliilsan hanaanka doorashada maamul goboleedka. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in uusan ka soo horjeedin in si mug leh looga doodo hanaanka doorashada, si looga baaqsado dhiig daata. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baladweyne -Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xaalad bini’aadantinimo oo darani ay ka jirto magaalada Beledweyne kadib fatahaad uu sameeyay wabiga Shabeelle. Fatahaada Wabiga ayaa saameeyay afar xaafadood oo ka tirsan magaalada Beledweyne, waxaana fatahaaddaasi ay geysatay khasaare baaxad leh, waxaana ku barakacay dad badan oo ku noolaa magaalada. Sidoo kale, waxaa la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza November 18, 2023 (QJ)-Additional information is coming out of an attack by Israel last night on the Al-Fakhura school managed by UN’s UNRWA. At least 60 people have reportedly died in the attack on the school where thousands of displaced people were seeking shelter. Footage from the school located in the Jabaliya district showed […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho November 17, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Taliyeyaasha Booliska, isagoo kala hadlay xaaladda amni ee dalka. Madaxweynaha oo warbixin ka dhageystay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa tilmaamay in qorshahaasha kale la dhaqan geliyo maalmaha soo socda ay ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »