Home » 10:10 pm Entries posted on “November, 2023”

Waddani oo ka hiryimi Dib dhiga xeerka Doorashooyinka ee Guurtida

Hargeysa November 23, 2023 (QJ) – Xisbiga mucaaradka Somaliland ugu weynah ee Waddani, ayaa ku gacan seyray in muddo bil ah ay golaha guurtidu dib ugu eegto xeerka cusub ee doorashada ka hor inta aan cod loo qaadin. Guddoomiye ku xigeenka Waddani, Maxamed Xaaji Yuusuf Waabeeye, oo warbaahinta la hadlay, ayaa ku sifeeyay muddada ay golaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaanada Puntland oo gacan hadal dhexmaray

Garoowe November 23, 2023 (QJ) – -Kulan ay maanta Baarlamaanka Puntland ku yeesheen magaalada Garoowe ayaa kusoo dhamaaday fowdo kadib markii xildhibaanada ay isku fahmi waayeen wax ka bedelka sharciga doorashada. Muuqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinayay muran xooggan iyo iska hor imaadyo dhex maraya xildhibaanada baarlamaanka ee iska soo horjeeda, taasoo keentay in goobta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israel postpones Humanitarian pause in Gaza

Gaza November 23, 2023 (QJ) -Israel said it has delayed until Friday the implementation of the four-day ceasefire agreement, which was intended to stop the conflict in Gaza. The agreement includes the release of 150 Palestinians, including women and children, from Israeli prisons, while Hamas is expected to release 50 Israeli prisoners captured on October […]

Posted in news in English | Read More »

SODMA: 96 ayaa ku dhintay fathaadaha

Muqdisho November 23, 2023 (QJ) – -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta warbixin cusub ka soo saartay xaaladda dalka, gaar ahaan caqabadaha ka dhashay fatahaadaha. Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SODMA), ayaa Golaha Wasiirada u soo bandhigtay warbixin ay kaga hadlayso saameynta fatahaadaha El Niño ay sababeen, gaar ahaan kuwa saameeyay gobollada kala duwan ee dalka. SoDMA, ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xasan Sheekh oo ka warbixiyay xaalada Soomaaliya

London November 22, 2023 (QJ) – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyay xarunta cilmi baarista amniga ee RUSI ee magaalada London ayaa ka hadlay dagaalka ay dowladda Soomaaliya kula jirto AS iyo sida uu u arko mustaqbalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa faah faahin ka bixiyay marxaladihii uu soo maray dagaalka dalka looga xoreynayo Khawaarijta iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SSC-Khaatumo iyo Somaliland oo ku dagaalamay Sool

Yeyle November 22, 2023 (QJ) -Dagaal culus ayaa ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC Khaatumo ku dhex maray deegaanka Bisiqa gaar ahaan degmada Yeyle ee gobolka Sool. Dagaalka ayaa la sheegay inuu sii xoogeysanayo, iyadoo xogo kooban laga helayo halka ay wax marayaan iyo inta uu la egyahay khasaaraha soo kala gaaray labada dhinac. Dagaaladii ugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ftahaadaha Jubaland oo ay ku dhinteen 20 ruux

Kismaayo November 22, 2023 (QJ) -Maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday in ay korortay khasaaraha ka dhashay fatahaada Wabiga Jubba ee deegaanada maamulka Jubbaland. Agaasimaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland Aadan Faarax Gaarane oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dadka ku dhintay fatahaadda Wabiga Jubba ay gaarayaan ilaa 20 qof. Sidoo kale, wuxuu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Beesha Caalamka oo ka walaacsan xaalada Puntland

Garoowe November 21, 2023 (QJ) – War saxaafadeed ka soo baxay wakiilada beesha caalamka u jooga Soomaaliya ayaa walaac xoogan looga muujiyay xiisada ka soo cusboonaatay magaalada Garoowe oo ay ku lug leeyihiin xoogaga mucaaradka ah iyo maamulka Madaxweyne Deni. War saxaafadeedka beesha caalamka ayaa lagu sheegay in abaabulka ciidamada iyo iska horimaadyada ka socda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Axmed Madoobe oo booqday goobo daadadku qaadeen

Kismayo November 21, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa maanta booqday deegaanada ay saameeyeen fatahaadaha wabiga Jubba ee gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan hay’adaha samafalka iyo kuwa gargaarka ayaa intii uu ku guda jiray kormeerkiisa waxa uu u kuurgalayay dhibaatooyinka ay la kulmaan kumanaanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo maaalgashi ka baadigoobeysa UK

London November 21, 2023 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige oo hadda ku sugan magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa shir-gudoomiyey Shirka Maalgashiga Soomaaliyeed ee Caalamiga ah oo UK ay martigelisay. Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige oo daah-furay shirkan ayaa u gudbiyay ganacsatada iyo maal-gashadayaasha UK in Soomaaliya ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »